Browsing: Somali
Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo magacaabay haweenay noqon doonta ku xigeenka wakiilkooda Soomaaliya u jooga.
Ciyaaryahan u dhashay dalka Marooko ayaa Hanti aan la fileynin ugu deeqay Qoyska uu ka geeriyooday wiilkii yaraa ee Rayaan…
Kooxda Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay qorshe ay u dhigtay ururkii Kacdoonka Hiiraan ee…
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku wajahan magaaladaasi.
Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirka 35-aad ee Midowga Afrika ka sheegay inay Soomaaliya horumar…
Dowladda Marocco ayaa shaacisay inuu geeriyooday wiilkii yaraa ee Rayan Awram oo ahaan shan sano jir ku dhacay Ceel u…
Abiy Ahmed; “Waxaan isticmaalnayn awood lama huraan ahayd si loo xaqiijiyo sharciga iyo kala dambeynta Itoobiya”
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay doorashada qaaar ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Rayan ayaa ku dhacay Ceel 32 Mitir ah, wuxuuna ku jiraa saddex maalmood, iyadoo malaayiin qof ay ugu duceynayaan in…
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa soo saaray liiska 13 xildhibaan oo laba qeybood loogu kala dooranayo magaalada Baraawe, xarunta aan…
Guddiga Maamulka Doorahsada Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey 13 kursi oo doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaday ee xafiiska sii jooga Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoogay magaalada Addis ababa ee dalka…
