Browsing: Somali
Hoggaamiyaha Ahlu Sunna ee hoggaaminaya ciidamadooda qabsaday magaalada Guriceel Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo Digniin culus u diray ciidamada…
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu doortay Senatoor cusub oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa kulan fool ka fool ah xalay yeeshay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Raiisal wasaaraha xilgaarsiinta…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay in loo gurmado abaarta ka taagan Gobollada Jubooyinka ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa fal ay Alshabaab ku gubeen 7 Gaari-dameer oo raashin u siday degmada ay go’doomiyeen…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay fashilantay waanwaantii ugu danbeysay ee lagu doonayey in lagu baajiyo dagaal ka…
