Browsing: Somali
Waxaa magaalada Muqdisho laga bilaaby waanwaan laga dhex wado Saraakiil ka tirsan ciidamad Milateriga, Qeybta 27-aad oo dhowaan ciidamo kala…
Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday Taliyaha Ciidmaada Xoogga dalka…
Collin Powel taariikhda uu galay ka sokow waxaa sumcadiisa dhaawacay ololihiisii dagaalkii Ciraaq lagu qaaday iyo Dhaladii Kiimikada ee uu…
Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxummed Cumar oo maanta xilka loo doortay, loona caleemo saaray ayaa ku dhawaaqay Golihiisa…
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose.
Deni ayaa noqday mas’uulka ugu weyn Soomaalida ee sida joogtada ha u taga Imaaraadka Carabta, kuna qaata waqtiga ugu badan
Sawirkii ugu horeeyay ee Cali Xarbi iyo Cidda ka danbeysay inuu xagjir noqdo oo la ogaaday (Akhriso)
Wiilka Soomaaliga ee dilka u geystay Xildhibaankii Ingiriiska ee David Amess ayaa la sheegay inuu xagjir ku noqday baraha bulshada.
Taliye Xijaar ayaa ciidamadan ka qortay beesha uu kasoo jeedo, waxaana uu doonayey in loo tababarro ciidamada Booliska
Xirmooyinka kala ah: L-5, L-13, L-21, L-22 iyo inta badan ee xirmooyinka L-23 iyo L-24 ayaa maray dhinaca Soomaaliya
Maamulka Hirshabeelle oo shaqadii ka joojiyey 12 Shirkad oo Qandaraas kula jiray (Akhriso magacyada)
Wasiirka ayaa ugu hanjabay inay weyn doonaan lacagigii uga harsanaa Qandaraasyadooda haddii aysan u hoggaansamin amarkiisa.
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaaciyay inuu dacwad ka gudbiyey nabaddoon eedeyn ba’an uga jeediyey warbaahinta oo ay isku…
Muuqaalka CCTV ayaa suurageliyay in la aqoonsado labadan Nin ee Burcadka ahaa, waxayna ka kala tirsanaayeen Ciidamada Booliska iyo Asluubta.
