Browsing: Somali
Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca ninkii Soomaaliga ahaa ee fuliyey falkii lagu dilay Xildhibaankii dalka Ingiriiska Sir David Amess.
Howlgal ay sameeyeen ciidamada Booliska ayaa lagu soo qabtay miinooyin iyo waxyaabaha qarxa oo la diyaarinayey.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacabaay Guddi lagu sheegay Guddiga Daadejinta Adeegga Dowladaha Hoose.
Dowladda Mareykanka ayaa ugu danbeyn ogolaatay inay bixiso magdhow dad shacab ah oo ay ku leysay weerar Diyaarad Drone ah…
Xaaladda magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa kacsan, iyadoo laga cabsi qabo dagaal, kadib markii lagu fashilmay dadaal ay wadeen…
Soomaaliya waxay heshay 75% xuduudsii Badd ee la isku heystay ayuu yiri Paul Reichler oo ka mid ahaa Qareenada waaweyn…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay sanadguuradii 4-aad ee qarixii Soope oo boqolaalka qof ay ku…
Dagaal ka dhashay bannaanbax ay dhigayeen taageerayaasha ururka Xisbulaah iyo Dhaqdhaqaaqa Amal ayaa ka socda caasimada dalka Lubnaan ee Beirut.
Mareykanka oo farriin degdega u dirtay Farmaajo iyo Rooble “Waa in Doorashada lagu soo dhammeeyaa..”
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale farriin degdega usoo dirtay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Ahlu Suna ay dhufeyso cusub ka qoteen gudaha…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ee mar kale xilka loo doortay ayaa qaaday weerarradii ugu cuslaa oo uu doonayo inuu Jabhadda Tigray…
Labada dhinac aya ku heshiin waayey ajendaha shirka, taasoo keentay in lagu kala tago, waxaana jirta rajo kale.
Iyadoo uu shalay 12- Oktoobar uu soo baxay go’aankii Dacwadda ee Xuduud Badeedka ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa mar kale…
Soomaaliya laguma laha inay magdhaw ka siiso Kenya aagga badda ee ay iyadu iska dhiibtay markii ay heshiiska la gashay…
