Browsing: Somali
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadu uu ka shaqeynayo iska hor keenidda TV-ga iyo Bulshada
Wuxuu u mahadceliyay Baarlamaankii 8-aad, madaxweyne Xasan Sheekh, Qareenadii Soomaalida iyo kuwii Ajnabiga ahaa
Shan Garsoore oo uu ku jiro Abdiqawi Yusuf oo Somali ah ayaa diiday in xariiqa xuduudka loo qaloociyo Somaliya, tasoo…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday go’aan ay ka gaartay Dacwadii Xuduudka Badda ee…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Axadil gaaray magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay, isagoo maanta guddoomin doona shirka Golaha…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay dhaqdhaqaaq bilaabeen ciidamada ay dowladda Federaalka ku daabushay magaalada Dhuusamareeb.
Wasiir Khadiijo Diiriye oo la noqotay lacag ay u diri lahayd Barkhad Batuun, una wareejisay Dadkii..
Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shaacisay inay la noqotay taageero dhaqaale oo ay u ururisay Xildhibaan Barkhad Jaamac…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal ciidamo milateri ah ku dhex maraya xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee magaalada…
Golaha uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Rooble, ayn ka mid yihein Madaxda Maamul Goboleedyada waxay fulin waayeen jadwalkii saddexaad ee Doorashada
Wasiirkii is-casilay ee Amniga Galmudug ayaa faafhaahin ka bixiyey xaaladda cakiran Galmudug iyo sababihii keenay inuu xilka iska casilo.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Huseen ayaa sameeyay magacaabis cusub oo qeyb ka ah xil ka qaadis iyo magacaabis uu muddooyinkan…
