Browsing: Somali
Qof ayaa ku dhintay iska hor imaad ka dhacay degmada Baraawe, kadib khilaaf ka dhashay Gole degaan oo ay halkaas…
Waxaa dalka pakistan looga dhawaaqay inuu Geeriyooday Caalimkii weynaa ee dalkaasi iyo Khabiirkii sameeyay Bamka Niyuliyeerka dalkaasi, kaasoo Pakistan ka…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa wada qorshe uu doonayo inuu ku dardar geliyo Doorashada dib u dhaca…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta furay wad ay dhisteen dadweynaha degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Mareykanka ayaa si rami ah u furtay barnaamijeeda bakhtiyaa-nasiibka ee fursadaha ku noolaanshaha dalka Mareykanka.
Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,qeybta 60-aad ee Guutada 8-aad, kana howlgala Gobollada…
Dowladda Kenya ayaa si cad u diiday go’aanka lagu wada inay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ kasoo saarto Kiiska Dacwadda…
Golaha Wasiirada Galmudug ayaa kulan xasaasi ah xalay ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo shirka uu gaaray kadib Saqdii Dhexe ee…
