Browsing: Somali
Wasaaradda Diinta Somaliland ayaa joojisay bandhig fanneed lagu waday inuu caawa ka dhaco magaalada Hargeysa.
Maxkamad ay leeyihiin Alshabaab xukun Dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo midkood lagu eedeeyay inuu ku kacan fal-kii…
Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si aan la fileyn uga hadlay taageeray raafka iyo masaafurinta…
Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay Golihiisa cusub ee Wasiirada oo ka kooban 22- wasiir, waxaana tirada ugu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa gabar adeegto ah oo xalay iska soo tuurtay Dabaq ku yaalla degmada Waaberi ee…
Midowga Musharixiinta ayaa war kasoo saaray masaafurinta iyo raafka ka dhacay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kaasoo lagu beegsanayo dadka…
Shirkadda Facebook ayaa wajaheysa dhibaatadii ugu weyneyd ee uga timid mas’uul ka tirsanaa shaqaalaheeda oo shaciyey sir u qorsooneyd, taasoo…
Amiirka dalka Qatar Tamim Bin hamad Altahani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaiyo wafdiga la socda oo…
8-da qof ayey hore Maxkamadda Ciidamada Gobolka Mudug ee Puntland Dil toogasho ugu xukuntay, iyadoo loo heysto Shabaabnimo.
Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa difaacay dadka laga barakiciyey Laascaanood, kuna sheegay xaalad Amni, markii ay halis ku noqdeen…
