Browsing: Somali
Lafta-gareen ayaa ku tlmaamay wax bani’aadamnimada ka baxsan in dalka shacab ah la raafo oo hooyo iyo caruurteeda la kala…
Mareegaha Baraha bulshada ee waaweyn sida: Facebook, Instagram iyo WhatsApp ayaa hawada ka baxay oo shaqeyn waayey inta badan dunida,…
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Roobley, ayaa caawa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, oo booqasho rasmi ah…
Senatoorkii ugu danbeeyay ee Aqalka Sare kasoo gala Maamulka Hirshabeelle ayaa caawa lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka…
Kursigan oo muran weyn iyo fowdo hore u dhaliyey ayaa waxa kusoo baxay Musharaxii ay taageerayaashiisa qaska ku kaceen.
Waxaa Goor dhoweyd magaalada Jowhar lagu soo gabagabeeyay wareega labaad Doorashada mid ka mida labadii kursi ee harsanaa Aqalka Sare,…
Farmaajo ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha Afrika markay la shaqaynayaan dadkooda ay yihiin awood aan la joojin karin
Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani ayaa casuumaad u fidiyey Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaariinta Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Ninkii Sawir-Gacmeedyada ugu Gefay Nebi Muxamed NNKH oo si fool xun ugu bakhtiyey Shil Culus (Daawo)
Ninka Sawir gacmeedyada sameeya oo u dhashay dalka Sweden, kaasoo kartoons afgalaado ah ka sameeyay Nebi Muxamed SCW ayaa si…
Waaa isbedel ku yimid, xalna laga gaaray laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sare, lagana soo doorto Maamulka Hirshabeelle, kadib…
Waxaa Garoonka Addis Ababa uga hortegay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Itoobiya oo uu horkacayo Wasiirka Maaliyadda Axmed Shiddo
Waxaa lasoo bandhigay baaritaankii ugu weynaa ee kumanaan Dokumentiyo si ahaa lagu helay, kaasoo bannaanka soo dhigay, sida madax hore…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maantai loo caleemo saaraymar labaad xilka Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, markii xisbigiisa barwaaqo uu ku…
Mowqifyadii ugu cuslaa ee laga istaagay masaafurinta maamulka Somaliland magaalada Laas-Caanood kula kacay dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo lagu beegsaday maareeyaha Garoonka Baardheere.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada iyo xaaladda Galmudug iyo khilaafka madaxda dowladda Federaalka.
Ciidamada Somaliland ayaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa ka qabtay Mudane hore uga tirsanaa Golaha Wakiilada Somaliland oo tegay Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
