Browsing: Somali
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe kadib khudbad lasii duubay ka jeediyey fadhiga 76-aad Golaha…
Waxaa maanta ka furmay Xarunta New York shirka 76-aad Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo madaxda caalamka ay khudbado ka…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu weli socdo dadaal lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka adag ee…
Dilal qorsheysan oo kala duwan ayaa ka dhacay axafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka mid yihiin saraakiil ka…
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u sharxan kursigii uu ku fadhiyey ee Aqalka Sare, iyadoo…
Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa ka digtay in khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wadajir usoo saaray liiska musharixiinta…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa sheegay in waanwaanta cusub ee laga dhex wado Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed…
Waxaa saaka la sheegay inuu magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA Fahad…
Wararka laga helayo dalka Suudaan ayaa sheegaya inuu afgembi milateri uu fashilmay dalkaasi, kasoo ay isku dayeen saraakiil ka tirsan…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay in cudurka Covid-19 uu mar saddexaad sare u kacay, dibna ugu soo laabtay dalka,…
Wakiilada Beesha Caalamka oo la shiray Cali Guudlaawe iyo Cadaadis lagu saaray Kuraasta harsan inay…
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kulan dhinaca khadka Internet-ka ee ZOOM-ka ah la yeeshay qaar ka mida wakiilada Beesha Caalamka oo ay…
Waxaa la shaaciyey xilliga la filayo in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay ku dhawaaqdo go’aanka xukunka Dacadda Badda ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa dagaal xoog leh u galay inuu iska difaaco laba Qodob oo halis…
Kulan ay soo qabanqaabiyeen xubno ay isku dhow yihiin Madaxweynaha Galmudug ayaa xalay dhex maray Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble…
Nin lagu magacaaabo Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad ayaa caawa lasii daayey, kadib muddo ka badan 10 maalmood oo la weysnaa,…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka daba tegay Habraac ay soo saareen Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi…
Gudoonka Sare ee Doorashada Somaliland Date: 19/09/2021 Habraaca Doorashada Aqalka Sare BFS (Somaliland)
Ganacsade Xasan Iidow Muxumed ayaa ku guuleystay kursi ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedderaalka, kaasoo laga soo doorto maamulka…
Waxaa magaalada Jowhar goor dhow ka bilaabtay Doorashada kursi ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kaasoo hore muran uga…
