Browsing: Somali
Sacuudiga ayaa shaaciyey inuu si tartiib tartiib ah u furi doono dalkiisa, isla markaana qaban doono codsiyada Cumrada ee muslimiinta…
Kadib Qarax Miino oo lagu beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidamada Dhulka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi agagaarka degaanka Qaycad…
XIldhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku eedeyay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu been abuur iyo aflagaado…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer Madaxweyne oo uu ku joojinayo in Hay’adaha Dowladdu ay…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu Qarax Miino ka dhacay degaanka Hareeridheere ee dhowaan laga saaray maleeshiyada Al-Shabaab.
Guddiga Doorashada Dirta Waqooyi (Somaliland) Garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa goor dhow ku dhawaaqay inay doorteen Guddoon…
Ra’iisal Wasaaraaha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyo degdega u diray Guddoonka Garab Gudiga Guddiga Doorashada Somaliland ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku adkeystay inuu qabto Doorashada Garab ka mida Guddiga is khilaafsan…
Waxaa Garoonka diyaradaha Magaalada Dhuusamareeb maanta ka tegay Senator Axmed Cabdi Dhuxulow (Dhagdheer) oo bandhig yaab leh sameeyay markii uu…
Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii faafay gobollada kale ee Amxaarada iyo Cafarta, iyadoo laga cabsi qabo inuu dagaal…
Iyadoo maanta lagu waday inay dhacdo doorasho hal dhinac ah oo guddoon ku dooranayaan xubnaha Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi (Somaliland)…
Dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixisada caalamiga ah ku dartay afhayeenka maleeshiyada Al-shabaab Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo Cabdulqaadir Maxamed…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhexda u galay khilaaf siyaasadeed oo Doorasho iyo mid maamul oo uu isagu gacantiisa…
Xubnaha Guddiga Doorashada ee uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa qaadacay kulan is doorasho ah oo uu…
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa saaka la wareegay degaanada Miliqo, Dabagalo iyo Ceel Cabdi o hoostaga degmada…
Waxaa si weyn baraha bulshada looga hadal hayaa hadal ku jiray khudbad uu xalay goob madal ah ka jeediyey Guddoomiyaha…
Ciidamad Jabhadda Tigray ee Itoobiya ayaa la qabsaday magaalada Lalibela ee taariikhiga ah, kana tirsan is-maamulka Amxaarada.
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ka hadlay xaaladda dalka, taariikhdii lasoo maray iyo khilaafka ka taagan doorashda xildhibaannada…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd halkaasi ku dishay nin…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga soo xigtay go’aan uu ka gaaray doorashada Aqalka Sare ee xildhibaannada…
