Browsing: Somali
Iyadoo ay doorashada Kuraas ka tirsan Aqalka Sare ka socoto magaalada Baydhaba ayaa waxaa kursigii saddexaad kusoo baxay Wasiiru-dowle ka…
Ciidamada huwanta ee dowladda Federaalka, kuwa Galmudug iyo maleeshiyada beelaha degaanka ayaa la wareegay dhufeyskii weynaa ee ay Alshabaab ka…
Waxaa magaalada Baydhabo ka socda Doorashada shan kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goor dhoweyd…
Doorashadii ugu horeyay ee Aqalka Sare ayaa ka dhacday magaalada Baydhaba, iyadoo kursigii koowaad ee yaalla K/Galbeed ay ku tartameen…
Taliyah ciidamada Jabhadda ee Tigray Gen. Tsadkan Gebretensae ayaa digniin culus u diray dowladda Itoobiya, isagoo sheegay sida kaliya ee…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa doorashadii ugu horeysay ee Senatoorada Aqalka Sare ee laga soo doorto Koonfur Galbeed.
Dagaalada Qowmiyadaha Soomaalida iyo Cafarta ee dalka Itoobiya ayaa saameyn ku yeeshay kuna fiday dalka Jabuuti, markii ay iska hor…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada xil garsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan degdega la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisal wasare ku…
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo laga reebay tartanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey sababta looga teebay musharixiinta Aqalka…
Duqayntii saddexaad ee cirka ah oo ay qaadeen ciidamada Mareykanka ayaa mar kale maanta ka dhacday deegaanka Qaycad ee Koonfurta…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu mar kale dagaal ka qarxay Koofurta Gobolka ee hoostaga maamulka Galmudug, kadib…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa laga dalbaday inuu soo gudbiyo musharixiinta Aqalka Sare ee laga soo doorto…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay magaalada Laascaanood xalay ku dileen Mas’uul ka tirsanaa Guddiga…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa galabta soo saaray liiska 10 musharax oo u…
C/casiis Lafta-gareen oo soo saaray Liiska Musharixiinta Aqalka Sare (Akhriso Magacyada 10 Musharax)
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa soo saaray Liiska 10 ka mida Musharaxiinta u tartameysa 5 ka mida…
3 Qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen Qarax lagu xiray bas ay saarnaayeen Ciyaartoy koox kubadda cagta ah oo…
Maxamed Nuur Barre oo loo yaqaan Dhicisow wuxuu kasoo baxsaday Alshabaab, kadib sanad uu ka mid ahaa, wuxuuna u galay…
Guddoomiye ku xigeenka Doorashooyinka heer Federaal iyo xubno la socda ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaki weyn ka muujiyey Dab isku mar ka kacay Keymaha magaalooyin badan oo ku…
Beesha Caalamka ayaa dalab culus oo ku saabsan Doorashada u dirtay maamul Goboleedyada dalka inay si aan dib u dhac…
