Browsing: Somali
Duqeyn lagu qaaday Ciidamadii Alshabaab ee isku urursaday duleedka Bacaadweyn iyo Tirada lagu dilay…
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in duqayn cirka ah lala beegsaday maleeshiyada Al-Shabaab oo ku sugnaa aagga Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Waxaa maanta guud ahaan Soomaaliya iyo dunida Islaamka looga dabaaldegayaa maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa oo ah mid ka…
Amiirka Alshabaab ninka lagu magacaabo Sheekh Axmed Cumar (Abuu Cubeyda) ayaa farriin cod ah oo laga soo duubay uga hadlay…
Xog cusub oo dhereaad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska maqnaanshaha Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd gabar ka tirsan saraakiisha Hay’adda…
Alshabaab ayaa shaacisay wareysi lala yeeshay is-miidaamiyihii Jimcihii fuliyey Qaraxa ka dhacay duleedka magaalada Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi laga soo celiyey Diyaarad oo ka tegay Muqdisho, lana filayey inay…
Dagaalka Itoobiya oo ku fidaya Gobollada Amxaarada iyo Cafarta (TPLF oo weerar ku qaaday Oromo ku..)
Dagaalka Waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa kusii fidiaya is-maamullada kale ee Itoobiya, kadib weerar ay qaadeen ciidamada Tigreega oo galay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay shaacisay in la dhammeystiray buuxintii labaad ee Biyo xireenka weyn…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka noqday fasax la siiyey shaqaalaha Gobolka Banaadir oo maanta u bilowday munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed.
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa caawa War-saxaafadeed kasoo saaray xaaladda dalka guud ahaan, gaar ahaanna hab-socodka doorashooyinkii loo ballansanaa.
Dabley Burcad ah ayaa xalay toogasho ku dishay wiil dhalinyaro ah oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida jaamacadaha…
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa magaalada Dhagaxle ee degaankaasi waxa uu ka sagootiyay ciidamo badan oo ka tirsan…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ay weerar ku qaadeen degaan ka…
Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo saaka ka dhoofay magaalada Garbahaarey oo ay…
Wararkii laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in koox hubeysan ay fal dil khaarijin ah ka fulisay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor timid, kana carootay Warbixin ka soo baxday Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee…
HoggaankaJabhada TPLF ee gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia ayaa shaaciyeyin ay sii daayeen ilaa kun askari oo ay ku qabsadeen…
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Waqooyi/Somaliland garabka uu hoggaamiyo Cabdi Xaashi ayaa eedeyn kulul u jeediyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed…
Xisbiga Kulmiye ee Madaxweynaha Somaliland ayaa ku guuleystay inuu kala jebiyo Xisbiga Mucaaradka ee UCID, iyadoo xaflad ka dhacday magaalada…
Ciidamada dowladda iyo Kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug oo Alshabaab dhowaan qabsadeen,…
