Browsing: Somali
Xujeyda sanadkan ayaa maanta oo Sabti ah bilaabaya inay tegaan magaalada Makka Al-Mukarramah, si ay ugu diyaar garoobaan bilaabista acmaasha…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qof haween ah goor dhoweyd la dhigay Isbitaal ku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada aqal ee BFS ee…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaan Amina Maxamed Cabdi oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay kiiska gabadha Ikraan Tahliil Faarax ee…
Iyadoo ay maalmo kooban ka harsan tahay xilligii loo qabtay inay ku dhacdo Doorashada xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa soo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay agagaarka degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo…
Dagaalka ka socda Waqooyiga Itoobiya wuxuu u dhaxeeyaa argagixisada TPLF iyo dawlada federalka Itoobiya, ee uma dhaxeeyo laba deegaan oo…
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa tilmaamo yaab leh ka bixiyey madaxweynaha uddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Mugdi ayaa hareeyey kiiska Gabar 23 sano jir ah oo lagu magacaabo Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii la waayey 26-kii…
Madaxweynaha muddo xileeedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo duco u diray dadka Turkiga ee ka hortegay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaara ku yeeshay Hotel ku yaalla Gudaha…
Waxaa magaalada Garowe ee maamulka Puntland lagu soo gabagabeeyay shir ay isugu yimaadeen Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha…
Xaaladda Itoobiya ayaa kasii dareysa iyadoo ay dagaallo culus ka socdaan Gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya oo jabhadda TPLF ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa isu keenay oo heshiisiiyey laba wasiir oo ka mida xukuumadiisa, kuwaasoo isku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kiis nooc cusub ah oo ka dhacay magaalada Hargeysa, kaaso haweeney ay ninkeeda ku…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulan gaara la yeeshay xildhibaannada labada Gole ka soo jeeda…
Dhakhaatiir ku dhoofayey Passport-ka Somaliland oo lagu xiray Muqdisho, dibna loogu celiyay Hargeysa
Laba dhakhtar oo ka mida shaqaalaha Cusbitaalka Dr. Adna Aadan ee magaalada Hargeysa ayaa lagu xiray magaalada Muqdisho, dibna loogu…
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa dhaartay inuu iska caabin doono, kana hortegi doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib weerarrada rogaal…
Wafdiga Wasiirada Arrimaha Dibadda dowlad Goboleedyada ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
