Browsing: Somali
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Agaasime Wasaaradeed ay sheegtay inuu ka tirsanaa xukuumadda Federaalka.
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku…
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xamsa Siciid Xamza ayaa ka hadlay xaaladii ay ku sugneyd Wasaaraddii Dhalinyarada iyo Isbooriga markii uu…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu qarka u saaran yahay inuu soo galo Naadiga dalalka ugu…
Booliska Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay Nin ka tirsanaa Alshabaab oo kasoo goostay, kaasoo ka hadlay mudaddii afarta sano ah…
Ciidamada Jabhadda Tigray ayaa shaaciyey inay dib u qabsadeen magaalada Korem, oo 170km koonfur ka xigta caasimadda Gobolka Tigray ee…
Dowladda Itoobiya ayaa heshiis milatari la saxiixtay Ruushka, kadib wadahadal labada dal muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Addis…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ayaa Maanta xukun ku riday Ninkii ku caan baxay Dhaca Dumarka, oo qirtay inuu ilaa 30 jeer…
Maamulka Jubbaland ayaa digniin kasoo saaray Odayaasha Jubbaland ee xiriirka la yeesha Alshabaab xilliga Doorashada.
Hooyo Soomaaliyeed oo degan dalka Turkiga ayaa ka codsatay Madaxda Dowladda Soomaaliya inay gacan k siiyaan sidii loo heli lahaa…
Wiil dhalinyarro ah oo ka mida ciidamadii loo qaaday dalka Eritrea, balse kasoo goostay oo ay soo bandhigtay Puntalnd ayaa…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Federaalka Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) ayaa lagu eedeeyay inuu ka danbeeyay kala jabkii ku yimid Guddiga Doorashada…
Guddiga Doorashada Heer maamul Goboleed ee Maamulka Hirshabelle ayaa maanta doortay guddoonkooda, iyadoo ahaa guddigii ugu danbeeyay.
Nin muddo ka badan 30 sano xabaal qode ka ahaa magaalada Hargeysa oo ka howlgala Qabuuraha Masallaha Galbeed ee magaalada…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegatay inay weerar madaafiic ah ku qaaday xarun uu ku sugnaa Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka ee magaalada…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dadaal weyn ugu jira in xilka dib loogu doorto, iskuna dayey inuu…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si iiran u soo dhoweeyay guusha doorashada ee Ra’iisal wasaaraha…
Iyadoo la shaaciyey natiijada Doorashadii Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa waxaa markii ugu horeysay magaalada Addis ababa laga soo doortay qof…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Xilgaarsiinta Cismaan Abuukar Dubbe iyo Wasiirkii hore ee xilka ku wareejiyay xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa…
Xisbiga Barwaaqo ‘Prosperity’ ee uu hoggaamiyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay kursaasta ugu badan Baarlamanka Federaalka dalka…
