Browsing: Somali
Tiro madaafiic ah oo xalay lagu weerarray xaruna Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa mas’uuliyadda sheegtay Alshabaab.
Wararka laga helayo Gobolk Mudug aya sheegaya in Duleedka Galbeed ee magaalada Gaalkacyo lagu laayay dad isku qoys ah, kadib…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland C/ladiif Muuse Sanyare ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal kasoo yeeray Odayaal reer Muqdisho ah…
Guddiga Doorashada Somaliland, qeybta uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.
Qeyb ka mida Guddiga Doorasgooyinka Somalilad ee maamulaya Doorashada kuraasta labada aqal ee Somaliland ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo ku…
Warar dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya qorshe ay taageerayaasha Maxamed Farmaajo ku doonayaan in musharixiin ay wataan kusoo baxaan liiska…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Faarax Maxamuud Qaroole.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax weyn oo saaka lala beegsaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday dhalashada Bisha Carafo (Dulxaj) ee sanadkan iyo maalinta ay ku beegan tahay Ciidul Adxaa.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo magaalada Muqdisho ka dhacay, kaasoo ahaa mid loo adeegsadya Gaari laga…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka isgoyska Banaadir.
Maamulka Gobolka Gedo ee hoostaga dowladda Federaalka ayaa soo gudbiyey liiska musharixiinta guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka magaalada Garbahaarey oo…
Odayaasha iyo waxgaradka magaalada Laascaanood ayaa dalbaday in magaaladaasi lagu soo celiyo hablo iyo wiilal calanka Soomaaliya dartiis loo xiray…
Waxaa maanta oo Jimce macluumaad dheeraad ah laha helay kooxdii calooshood u shaqeystayaasha ahayd ee weerarka ku qaaday ee Arbacadii…
Wararka laga helayo Koonfurt Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu haleelay Gaari BL ay oo marayay degaanada Koonfura…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray qaabkii la-taliyaha arrimaha doorashooyinka Maxamed Farmaajo maanta looga celiyey garoonka diyaaradaha Kismaayo.
Waxaa maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida maanta la hor geeyay eedeysane C/fataax Cali Cumar oo dhowaan ciidamada Booliska ay soo bandhigeen,…
Cabdi Raage: “Markaan Kismaayo u dhowaanay ayaa Diyaaradii aan saarnaa lagu amray inay dib u noqoto”
La-taliyaha Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee arri aha Doorashooyinka Cabdi Cali Raagge oo saaka diyaarad uu la socday laga soo celiyey…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir sanad dugsiyeedka 2020/2021.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in garoonka magaaladaasi laga celiyay maanta La-taliyaha arrimaha Doorashada ee Madaxweynihii xilku ka…
