Browsing: Somali
Saxiixayaasha Heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya ayaa kulan maanta la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya.
Waxaa dalka Turkiga tababar ugu soo dhammaaday qeybtii 7-aad ee Ciidamada Kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee Gorgor.
Waxaa maant ku eg mudaddii loo qabtay in lagu soo gudbiyo Liiska Xubnaha ka mida Guddiyada Doorashada ee laga saarayo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay howlgallo ay ku qaadeen Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanada u dhaxeeya Jowhar iyo…
Waxaa maanta Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ka bilowday Imtixaanka Shahaadiga Dowladda Federaalka oo ay ka qeyb galayaan ilaa 42,000 arday.
Golaha Midowga Musharixiinta oo kulan saacado dheer qaatay maanta yeeshay ayaa shaaciyey inu Goluhu sii jirayo, kadib heshiiskii Doorashada ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4.
Odayaal, Saraakii, siyaasiyiin iyo waxgarad ka tirsan Beesha Murusade ayaa shir ay ku sheegeen magaalada Muqdisho ku taageeray heshiiskii Doorashada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa munaasabad Qado Sharaf ah u tegay Hotelka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Baydhaba, kaasoo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo…
Midowga Yurub ayaa war kasoo saaray heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya, kaasoo shalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho.
Dowladda Mareykanka ayaa War kasoo saartay Xaaladda Soomaaliya iyio heshiiskii labaad ee Doorashada oo ay Muqdisho ku saxiixeen madaxda Soomaalida.
Dowladda Qatar ayaa toddobaadkan ku dhawaaqday inay deeqa lacageed oo gaaraya $500 milyan ku bixineyso dib u dhiska Marinka Gaza…
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaano ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe ayaa Al-Shabaab ka burburiyay maxkamad ay Al-shabaab ay…
Khudbadii Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeediyey gabagabada munaasabadii Heshiiska labaad ee Doorashada Federaalka, Afisyoone magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Aqaqlka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa laba farriimood oo muhiim ah kusoo qaatay khudbadii uu ka…
Beesha Caalamka ee Arrimaha Soomaaliya ayaa soo dhoweysay shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowlada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF)…
-Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…
Waxaa la shaaciyey War-murtiyeedka heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya oo maanta 27 may 2021 lagu saxiixay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa saxiixay heshiiska Doorashada ee lagu soo afjaray gaaray…
