Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamullka Hirshabelle ayaa sheeaya in dagaal xoog leh ka dhacay gudaha magaalada Jowhar.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal ka qarxay galbeedka magaalada Beledweyne oo laba beelood ay…
Xarakada Alshabaab ee Soomaaliya ka howlgasha, kana tirsan ururka Al-qaacida ayaa bayaan kasoo saartay dagaalka Yuhuudda ku qaaday Marinka Gaza.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal aragti ah oo uu isku difaacayo ku qoray Majallada…
Gudoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa si aan la fileyn oo yaab le u taageeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Koonfurta magaalada.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa soo farageliyey dilka askri ka tirsanaa ciidamada dowladda ee la baxday Badbaado Qaran oo si…
Madaxweynihii dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya, haddana ah musharax u taagan xilka Madxweynaha Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray…
Dowladda Uganda ayaa billowday inay ciidamadeeda ka howlgala Soomaaliya ee ka tirsan AMISOM ee jooga Soomaaliya, kuwaas oo isugu jira…
Iyadoo ay socoto qabanqaabada Shirka wadatashiga ee Doorashooyinka oo uu madaxda Maamul Goboleedyada iyo G/banaadir isugu yeeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda…
Maxakamadda ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ka soo saartay Kiiska culus ee Dilka Guddoomiyihii Degmada Hodon C/xakiin Dhegajuun oo ciidamo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Guddi soo baaraya kiiska afduubka iyo dilka sheekhii caanka ahaa ee Sheekh…
Guddiga Fatahaada Maamulka Hirsabeelle ayaa celin kulul u diray Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka, kadib markii ay soo saartay qoraal…
Wasiiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa soo saaray qoraal uu ku baab’inayo dhammaan heshiisyadii ay Wasaarada kula…
Waxaa shalay soo baxay qoraal ay Midowga Musharixiinta shaki uga muujiyeen dhexdhexaadnimada Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa u jawaabay Midowga Musharixiinta, isagoo shaaciyey inay Soomaaliya galeyso Doorasho.
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday weriye ka tirsan saxafiyiinta ka howlgala caasimadda Muqdisho oo maalmihii danbe xanuunsanaa.
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa sheegay inaan la joojin doonin Geela loogu deeqayo ciidamada kasoo horjeeda muddo kororsiga ee taageersan…
Midowga Musharixiinta madaxweynaha ayaa shaki geliyey dhexdhexaadnimada Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo loo xilsaaray arrimaha Doorashada.
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday qabanqaabada shirka madaxda maamul Goboleedyada, Xukuumadda Federaalka iyo Gobolka Banaadir oo la filayo inuu furmo…
