Browsing: Somali
Ciidamada mucaaradka ee ka hor tegay muddo kororsigii Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa maanta dib ugu…
Dowladda Kenya ayaa si taxadar leh uga hadashay tallaabada ay Dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday ee ay kusoo celisay xiriirkii diblomaasi…
Amiirka dalka Qatar Tami Bin Hamad Al-thani ayaa qoraal uu soo saarya ugu hambalyeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya xiriirka ay…
Waxaa qeybo ka mida magaalada Muqdisho laga qaaday ciidamadii la baxay Badbaado qaran ee qabsaday qeybo ka mida Caasimadda Muqdisho.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u soo celisay xiriirkii Diblomaasi ee ay u jartay dalka Kenya.
Wasiirkii maaliyadda dalka Qatar ayaa la amray in la xiro kadib markii uu lagu soo oogay dembiyo ku saabsan musuq…
Ergeygii dowladda Qatar ee tegay magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, lana kulmay madaxda Somaliland, Dowladda Federaalka, qaar ka mida maamul Goboleedyada…
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Cali Maxamed Geedi oo hadda ka mida siyaasiyiinta sida weyn u taageera madaxweynaha…
Wasiiradda Horumarinta iyo Arrimaha Dibadda ee dalalka ugu horeeya dunida dhaqaalaha ee loo yaqaan G7 ayaa War kasoo saaray xaaladda…
Wiil Soomaali ah oo Taksiile ka ahaa dalka Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay, kadib weerar uu ku qaaday nin kale.
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ayaa soo dhoweeyay heshiiska laga gaaray in Muqdisho laga…
Warrka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar culus caawa ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenya ku…
Ra’iisal wasaaraha xuluumadda xilgaarsiinta ayaa ballanqaad u sameeyay ciidamada qabsaday qeybo ka mida magaalada Muqdisho ee ka hor yimid muddo…
Heshiis lagu gaaray in 48 Saacadood Muqdisho looga saaro Ciidamada taageersanaa Mucaaradka (Akhriso)
Waxaa heshiis ka kooban 10 Qodob lagu gaaray shir Muqdisho uga socday Guddi ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaanno oo loo…
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in garab istaago oo lala shaqeeyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa muddo todobaad ah dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadia ah ee Dugsiyada Sare, kadib war-saxaafadeed…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey inay xukuumaddiisa dhiseyso dciidamo gaar ah oo suga Amniga dooarshada.
Waxaa xarunta Afisyoone ka socda kulan gaara oo wakiilada Beesha caalamka la leeyihiin Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si hoose oo maxali ah uga jawaabtay warbixin uu Wargeyska caanka ah ee New York Times ka…
Haweeney ku nool dalka Mali ayaa dhashay sagaal caruur ah oo laba ka mida aysan dhaqaaltiirtu ku ogeysan inay sido…
