Browsing: Somali
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax dhowr qof ku dhinteen oo maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay inuu xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku casuumo qeybaha bulshada ee caasimadda.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wasiir u magacabay xldhibaan ka tirsan baarlmaanka 10-aad ee Fedeaalka.
Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Milateriga ee qabsaday xaafado ka mida degmooyinka Hodon, Howlwadaag, Kaaraan iyo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roobe ayaa magacaabay Guddi Farsamo oo ka tala bixiya xal ka gaarista qalaalisihii ka…
Waxaa sii kordhaya dadaalka iyo galaangalka ay dowladda Qatar ugu jirto arrimaha Soomaaliya, kadib markii ay ergey gaara usoo dirtay…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in dowlada Qatar ay tahay saaxiib weyn oo ay…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa soo saaray amar ku socda ciidamada Booliska.
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Laf-gareen) ayaa magaalada Muqdisho maanta u yimid la kulanka ergeyga dowladda Qatar…
Egeyga dowladda Qatar u soo dirtay Soomaaliya aya markii ugu horeysay ka hadlay socdaalkiisa Soomaaliya iyadoo wasaaradda Arrimaha dibada dalkaasi…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadahiisa aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Itoobiya u fadhin doona…
Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa si toos ah u beegsaday ciidamada mucaaradka ee ku suagn magaalada Muqdisho,…
Dowlad goboleedka Jubaland ayaa bedeshay mowqifkeedii hore ee ay shuruudaha ku xiray in dib loo bilaab wadahadalkii Doorashada, kadib markii…
Taliska ciidamada Booliska Goblka Banaadir ayaa sheegay inay dib u soo ceshadeen Gaari nooca Landcruizer (Cabdi Bille) ah oo uu…
Waanwaantii ugu horeysay ayaa u bilaabatay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharixiinta.
Muuse Suudi: “Farmaajow waxaad heyso soo daa, haddii kale kursiga banneey, oo ka bax Madaxtooyada..”
Senator Muuse Suudi Yalaxow aya si kulul uga hadlay xaaladda dalka iyo qaabka uu Villa Somalia ku joogo Maxamed C/llaah…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir wadatashi ku casuumay madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Xukuumadda xilgaarsiinta ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa dingiin u dirtay siyaasiyiin ay ku eedeysay inay faraha kula jiraan…
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu dib loogu…
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday kulamo uu dhinacyada siyaasadda la leeyahay ergeyga dowladda Qatar u so dirtay Soomaaliya.
