Browsing: Somali
Wararka laga helayo Nairobi ayaa sheegaya inay saaka halkaasi ku geeriyootay xaaskii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Mahdi Maxamed.
XOG: Shirkii Maamul Goboleedyada oo ka furmay Xalane iyo Qoorqoor oo diiday Qorshe Farmaajo ka yimid
Waxaa goor dhoweyd Hotel ku yaala Xalane ka furmay shirkii Madaxda maamul Goboleedyada oo lagu waday inuu galabta furmo, kadib…
Wasiirkii hore ee Amniga C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) iyo xubnihii Wafdiga dowladda ee uu ka mid ahaa Agaasimaha NISA Fahad…
Kutlada Xildhibaanada la baxay Badbaado Qaran ee labada Aqal Barlamaanka Federaalka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray kulan ay maanta ku yeesheen…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa bilaabay inay si toos ah uga hor yimaadaan Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo…
Weerar Qarax Miino ahaa ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dowladda, kaasoo u…
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wasiir ka mida kuwa ugu dhow inay ka…
Beesha Caalamka ayaa kulan gaara isugu keeneysa Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya, kadib waanwaan ay gashay saacidihii ugu danbeeyay, waxaana lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd Madaafiic Hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen Xarunta Xalane iyo Garoonka…
Qoraal ay faafisay warbaahinta dowlada Federaalka ayaa lagu cambaareeyay fal ayc iidamada Puntand xoog u adeegsadeen, kuna rasaaseeyeen dadweyn bannaabax…
Dowladda Turkiga ayaa codkeeda ku biirisay dalalka iyo uurrrada caalamiga ah ee sida weyn uga welwelsan xaaladda Soomaaliya iyo heshiis…
Dilal qorsheysan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay khaarijiyeen sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada…
Wasiirkii hore ee Amniga C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu tanaasulo markii uu arkay xaaladda Gobolka Gedo…
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Cumar ayaa heshiiska dowladda Federaalka la gashay C/rashiid Janan ku tilmaamay mid dan u…
Wasiirkii horeee Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Beledxaawo, kadib markii ay duleedka magaalada kulan kula yeesheen…
Beesha Caalamka ayaa farriin kale oo ay goor dhoweyd soo saartay ku celisay baaqeedii ahaa inay hoggaamiyeyaasha Soomaalida shir loo…
Sida laga soo xigtay Wasiirkii hore e Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) waxaa heshiis ka kooban Shan qodob uu…
Dowladda Kenya ayaa soo saartay amar aan ka hadal lahayn oo lagu xirayo xeryaha Qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab iyo Kaakuma.
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa gaaray degaanka Najax ee duleedka magaalada Beledxaawo, halkaas oo uu kula kulmi…
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray wareegto uu xilka ka qaadey Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, Wasiirkii Amniga Dowlada…
