Browsing: Somali
Dhalinyarro kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta bannaanbax ka dhigay Taallada Daljirka Dahsoon, kadibna u bedelay bannaanbax nooc cusub oo ay…
Qaar ka mida Xisbiyada KMG ah ee Siyaasadeed, balse taageersan Madaxweynaha xilkiisu dhamamaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalbaday in…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ku dhawaaqay inuu markii shanaad isku sharxay xilka madaxweynaha Dalka Jabuuti ayaa shaaciyey sabab…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa ku dhawaaqay inay Puntland ku jirto heegan buuxa, kadib weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xabsiga…
Ciidamada Amniga dowladda ayaa la sheegay inay in muddo ah hayeen xog ku saabsan weerar is qarxin ah oo ay…
Dadaal xoog leh oo ay qaadeen xubno isugu jira xildhibaanno, Senatooro iyo Ganacsato oo lagu doonayey in awood loogu yeelo…
Waxaa sii kordhaya qasaaraha uu dhaliyey qarixii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Maqaayadda Lul Yemani ee degmada Xamarjajab, agagaarka…
Booliska oo ka hadlay Qasaaraha Qarixii Muqdisho iyo Alshabaab oo shaacisay inay beegsatay saraakiil
Booliska ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii qaraxa ahaa ee caawa lagu qaaday Baarka Lulu Yemani ee degmada Xamarjajab, magaalada Muqdisho.
Dad badan ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Weerar Gaari Qaraxyo sida oo caawa lagu qaaday Baarka Lul Yemani ee…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo badan oo ka mida caasimadda Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda amniga magaalada iyo bannaanbaxa Musharixiinta Mucaaradka ay qabanayaan Muqdisho Berri oo Sabti ah.
Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay bannaanbixii Beri oo Sabti ah ka dhici lahaa caasimadda Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan la dhigay Taallada Daljirka Dahsoon iyo agagaarkeda oo lagu wada…
Shirkii Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa natiijo la’aan kusoo dhammaaday, kadib markii ay isku…
Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay ka dhacay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo dagaal ka dhacay magaaladaasi.
Koox hubeysan ayaa xalay Saqdii dhexe weerar ku qaaday Xabsiga weyn ee Gaalshiraha magaalada Boosaaso, iyadoo rasaas xoog leh iyo…
Shirkii Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiintaMaxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa lagu kala tegay, kadib markii qodobbo culus la isku…
Koox hubeysan ayaa Caawa weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, iyadoo ay weli dhaceyso rasaas goosgoos ah.
Shirkii Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd ka furmay Hotelka Decale ee magaalada…
Saqdii dhexe kadib 19-kii Febraayo 2021, habeenkii Jimcaha soo galeysay saacadu markay ahayd 01:11 waxaa mar kaliya is qabsaday rasaas…
