Browsing: Somali
Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa Jebisay Xukun ay hore Maxkamada Gobolka Banaadir ugu riday laba ka mida mas’uuliyiin ka…
Daladda FPEN oo ka mida Dalladaha ugu waaweyn ee waxbarashada ayaa qoraal kasoo saartay amarka xukuumada ku xirtay goobaha waxbarashada,…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shirkii lagu waday inuu maanta dhex maro Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa iyo…
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay xog yaab leh ku saabsan weriye hore Jamaal Faarax Aadan oo ay dhowaan maleeshiyo ka tirsan…
Shirkii saddexaad ee Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada ayaa fashilmay markii ay diideen madaxweynayaasha Puntland iyo…
Bank Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku Amray bangiyada iyo ganacsatada Soomaaliyeed inay qaatan oo socodsiiyaan lacagta noodka ah ee $50-ka…
War Saxaafadeed kasoo baxay xukuumadda xilgaarsiinta ee Federaalka ayaa fartay bannaanbaxayaasha inay ilaaliyaan Af-xirashada, ayna kala fogaadan.
Waxaa meel adag maraya dagaal siyaasadeedka qarsoon ee u dhaxeeya madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha…
Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa daba joogta dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Mohamed oo loo…
Xukuumada xilgaarsiinta ee dowladda Federaalka ayaa xala soo saartay amarro ku saabsan ka hortagga faafista cudurka Covid-19 oo si weyn…
Alshabaab ayaa dhan nin oo ay ku soo eedeysan basaasnimo ku fulisay xukun toogasho ah oo ka dhacay degmada Jilib…
Mamulka Puntland ayaa soo saaray war culus oo ku saabsan shirka uu ku baaqay Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo ku eedeysay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa taageeray wadahadallada u dhaxeeyay Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda xil gaarsiinta iyo Midowga Musharixiinta.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19.
Kulankii labaad ee Ra’iisal wasaaraha xukumadda xilka sii heysa iyo Midowga Musharixiinta ee 1-da Maarso 2021 ayaa lagu magacaabay Guddi…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow la sheegay inuu ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Midowga Musharixiinta Madaxweynayaasha ayaa madaxweynaha xilkiisu dhammmaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyay inuu carqaladeynayo heshiiska iyo wadahadalka u socda…
Mareykanka ayaa baaq degdeg u diray madaxda dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka, kana dalbaday inay degdeg shir u yeeshaan.
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeyay dadaalada uu ado Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsinta Maxamed Xuseen Rooble iyo shirkii uu la…
Alshabaab ayaa xalay baahisay farriin cod ah oo uu diray Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Ahmed Cumar (Abuu Cubeysa) oo…
