Browsing: Somali
Xildhiban Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Guddigii dhexdhexaadinta ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa ku…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4-ta Maarso 2021 ku dhawaaqay inuu martigelinayo munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo…
Shirkii labaad ee Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd kusoo gabagaboobay Hotelka Decale,…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda Badda ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya dhageysigeedu dhici…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox ku hubeysan ay toogasho ku dileen Nin weriye ah oo ka…
Eng. C/qaadir Aadan Cadde oo uu dhalay madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cadde ayaa caddeeyay inuu isagu wakiil ka…
Dib u dhac saacado qaatay ayaa maanta ku yimid howlaha shaqada ee safarradagaroonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, magaaada Muqdisho maanta…
Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Dhalinyarrada iyo…
Kulankii labaad ayaa maanta Hotel Decale ee magaalada Muqdisho ku dhex maraya Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka gaarsiinta iyo Midowga Musharixiinta.
XOG: Musharixiinta Mucaaradka oo diiday inay Madaxtooyada Somaliya u tagaan Kulan uu dalbaday Rooble
Waxaa maanta la qabanqaabinayaa shirkii labaad oo ay leeyihiin Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga…
Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashada oo ay dhisay xukuumadda Federaalka ayaa soo saaray war-saxaafadeedkii ugu horeeyay ee in muddo…
Wasiirka caafimaadka xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ra’yigeeda ku saabsan xaaladda halista ah ee cudurka Covid-19 kusoo…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke ayaa sheegay in xaalad adag uu dalka ku sugan yahay xilligan, taasoo…
Faahfaahin ayaa laga helay laba nin oo dhalinyaro ah oo maanta lagu dilay suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir khadka Zoom-ka kula yeeshay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble.
Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa laga hor istaagay in loo adeegsado howlgalkii 19-kii Febraayo ee keenay Weerarkii lagu…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in lala beegsaday mas’uuliyiin.
Kadib toddobaad ay wakiilada Beesha waanwaan ka dhex waday Madaxda Dowladda Federaalka iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, waxaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Miino oo saaka kala beegsaday Gawaari uu la socday Taliye ku xigeenka Ciidamada…
Hadal kasoo yeeray Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Soomaaliya Dr. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo ku saabsanaa in Soomaalida…
