Browsing: Somali
Maxkamadda Alshabaab ee magaalada Jilib ee Gobolka J/Dhexe ayaa khamiistii xukuno Xad Zino ah iyo Tuugnimo ku fulisay saddex qof…
Waxaa muddo dheer dood ka taagneyd dhul ku yaalla Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, agagaarka KM4, oo hadda uu degan…
Maxakmadda ciidamada Puntland ayaa maanta lasoo taagay Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo laba bilood ah u xirnaa mamulka Puntland.
Cidamad Amniga ayaa xiray Wadadda aada garoonka Diyaaradaha Muqdisho, agagaarka Isgoyska KM 4, kadib markii Gaari hakaasi la dhigay looga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil maanta ka dhacay xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.
Waxaa soo baxay warar sheegaya in Turkiga uu waanwaan ka dhex bilaabayo Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, taasoo ku saabsan xal…
Sirdoonka Mareykanka ayaa shaaciyey warbixn sir ahayd oo laga qoray dilkii Weriyihii caanka ahaa ee Jamal Kashoqgi oo sanadkii 2018…
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa xayiraad ku soo rogay, kuna daray Liiska Shaqsiyaadka ay saaran tahay cunaqabateynka saddex ka mida…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa caawa xilkii ka qaaday Taliyihii Qeybta Weliyow-cadde, iyadoo lagu eedeynayo…
Dowlad Gobolleedka Jubaland ayaa soo dhoweysay heshiishkii dhex maray Dowladda Federaalka ah iyo Midowga Murashaxiinta ee xalay lagu saxiixay Magaalada…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si aan la fileyn u soo dhoweysay heshiishka ay wada gareen Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta,…
Madaxweynaha Maraykanka, Joseph R. Biden ayaa Khamiistii telefoon kula hadlay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta.
Taliyaha ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa tegay xarunta Dugsiga Hoyga Xamar ee mgaalada Muqdisho oo ay saaka…
Madaxweynaha Soomaaliya ee mudo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ayaan darro ku tilmaamay in iskoolka Hoyga Xamar la burburiyo saakay afartiii aroornimo, kadib…
Ciidamada Booliska ayaa saaka aroortii salaadii subax ka hor howlgal burburin ah ka fuliyey Xarunta Dugsiga Hoyga Xamar ee degmada…
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa War degdega kasoo saaray heshiiskii ay Caawa Muqdisho ku qaareen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey inuu madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo uu kaalin…
Labada dhinac ee Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray heshiis lagu qaboojinayo xiisadii…
Ra’iisal wasaarihii hore musharax Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay Bannaanbixii Jicmaha Berri ka dhici lahaa…
