Browsing: Somali
Is-faham iyo heshiis hordhac ah ayaa lagu gaaray shirkii Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya uga socday Hotelka…
Shirkii Midowga Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay, kadib saacado uu ka socday…
Shirka Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ku yeesheen Hotelka ku dhex yaalla Garoonka Aadan…
Shirkii Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ayaa goor dhoweyd ka furmay Hotelka Decale ee gudaha Garoonka diyaaradaha…
Safaaradda Ingiriiska Soomaaliya mowqif aan la fileyn ka qaatay bannaanbaxa ay ku dhawaaqeeen Musharixiinta mucaaradka, isagoo ayaa welwel ka muujisay…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Wakiilada Beesha Caalamka ku faahfaahiyey mowqifkooda sida xal loogu helo karo khilaafka…
Ra’iisal wasaaraha dalka Armenia ayaa shaaciyey inuu socdo afgembi dowladiisa lagu ridayo oo ay wadaan ciidamada dalkaasi.
Waxaa maanta lagu wadaa inuu kulankii ugu horeeyay magaalada Muqdisho ku dhex maro Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen…
Waxaa si weyn u xoogeystay dadaal ay wadaan ergo wakiil ka ah Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen…
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilka sii heysa ayaa War-saxaafadee ay soo saaray ku shaacisay inay sii…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inay geeriyooday gabar ka mida koox Riwaayadaha jila oo baraha…
Booliska iyo Sirdoonka Turkiga ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku qabtay shaqsi la sheegay inuu ka tirsan yahay Alshabaabka…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa maanta Shir kula yeeshay Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble, iyadoo kala hadlay xaaladda…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa wargelin ay soo saartay ku sheegtay inay hakisay qabashada codsiyada Baasaboorka ilaa Amar danbe.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dadaal u galay inuu xiiriro la sameeyo Mushariixiinta Mucaaradka si waanwaan…
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ula wareegtay dhexdhexaadinta dhinacyada isku haya Doorashada dalka, kadib markii la isku mari waayey…
Maamul Goboleedyada Puntland ayaa Qoraal loogu talogalay Beesha Caalamka soo saaray caawa, wuxuuna shuruudo adag ku xiray inuu qeyb ka…
Waxaa magaalada Muqdisho caawa ku geeriyooday Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo muddooyinkan ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho.
Beesha Caalamka ayaa Caawa war kasoo saartay xaaladda is mari-waaga Doorashada Soomaaliya iyo shirka Wadatashiga ee Muqdisho oo ua hakaday…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa jawaab ka bixiyey bannaanbaxa ay joojisay xukuumadda, kuna tilmaantay sharci darro, sida uu shaaciyey…
