Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari uu la socday Nabadooonno caan ah ay ciidamada Dowladda ku rasaaseeyeen…
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa diiday codsigi dowladda Kenya ee ahaa in dib loo dhigo qaadista dacwadda Badda ee…
Beesha Caalamka ayaa jawaab niyadjab leh u diray Musharixiinta mucaaradka iyo kooxaha loo yaqaa Saamileyda siyaasadda, kadibn markii warkii ugu…
Mareykanka ayaa farriin kale oo toos ah u diray Madaxda Soomaalida, isagoo ku booriyey in inay xaliyaan arrimaha horyaalla Heshiiska…
Besha Caalamka ayaa War- cusub kasoo saartay Shirka lagu baaqay inuu dhaco 15-ka Febraayo 2021 ee wadahadalka khilaafka Doorashada, iyadoo…
Beesha Caalamka oo dadaal ugu jirta xal loo helo khilaafka ka taagan fulinta heshiiskii Doorashada ayaa qaab cusub u bedeshay…
Dadka degaanka Siinka Dheer eemagaalada Muqdisho ayaa arkay meydadka afar qof oo xalay la sheegay in la soo dhigay degaankaasi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax Miino oo Caawa ka dhacay Waaxda Kacaan, degmada Hodan ee gobalka Banaadir.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmajo ayaa la sheegay inuu lacag malaayiin Doollar ah ka qaatay Qasnada Maamulka…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho xariga laga jaray xarun lagu diiwaangeliyo Diyaaradaha, isla markaan ruqsad siineysa Xirfadlayaasha Duuliyeyaasha ah.
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cisman (Jawaari) ayaa sheegay in madaxweynaha marka waqtigiisu dhammaado uu noqonayo ku-sime…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa wadahadal khadka Telefoonka kula yeeshay Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka ay ciidamada AMISOM…
Alshabaab ayaa degaan ka mida degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ku caleemo saartay Wabar cusub oo a yeelatay Beesha Baadi-cadde.
Golayaasha Wasiirada maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa si isku mida uga hadlay xaaladda Doorashada, kadib shirar ay ku kala…
Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayaa xoriyadooda usoo celisay, siina deysay 7 qof oo shacab oo magaalada Beledweyn ugu xirnaa maamulka Hirshabeelle.
Dowladda Soomaliya ayaa Qoraal jawaab ah u dirtay Maxkamadda Caddaaladda UN-ka ee ICJ, kadib markii Kenya codsadtay in markii afraad…
Dowladda Kenya ayaa sheegatay inuu dhul uga maqan yahay Xuduudka ay la leedahay Soomaaliya, iyadoo Maxkamadda Cadaaladda Adduunke ee ICJ…
Shirkii wadatashiga Higelinta Doorashooyinka oo uu ku baaqay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Frmaajo ayaa isu bedelay shir muran…
Golaha Midowga Musahrixiinta ayaa soo saaray War cusub isagoo ku baaqay shir degdeg oo ay isugu yimaadaan dhammaan Saamileyada siyaasadda…
