Browsing: Somali
Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya ka baxaya ayaa duqeyn culus ku burburiyay xaruntii ugu weyneyd Idaacadda Al-fuqaan ee taageerta Alshabaab, Gobolka…
Wararka laga helayo degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax halkaasi ka dhacay, kaasoo lala beegsaday…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan magaalada Garowe kula yeeshay Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Qarax gaari uu caawa ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Kismaayo.
Madaxda iyo Taageerayaasha maamulka Galmduug ayaa ka xumaaday hadallo kasoo yeeray Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir Basmo Caamir…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal ayaa sameeyay muddo kororsi aan kaliya ahayn xil sii heyn ee ay ku yeelanayaan awood…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daqiiqado ka hor sanadka cusub ee 2021 saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda War -saxaafadeed Faafin degdeg ah caawa kasoo saartay qaraxyo shalay ka dhacay Garoonka Diyaaradaha magaalada Cadan ee…
Qaar ka mida Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda dalka, Doorka Salaadiinta iyo Maqaamka…
Xulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay koobkii Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kadib markii cayaartii fiinaalka uu ka…
Xoghayaha joogtada cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dr. Maxamed Ibraahim Nuur ayaa maanta xilka kala wareegay, kadib markii xilkaasi u…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo Madaxweyihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dood kulul ku dhex martay Doodii labaad…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida musharixiinta madaxweynaha ayaa shaaciyey sababta uu uga baaqday shirka sanadlaha ee Heritage oo…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa raali gelin ka bixiyey hadal hore uga soo yeeray oo…
Doodii ugu horeysay ee Madaxda Maamul Goboleedyada oo kashiftay khilaaf weyn oo ka taagan Federaalka
Doodii ugu horeysay ee Madasha Aragti Wadaagga ee dhex martay saddexda Madaxweyne ee maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa magacaabay mas’uul cusub u soo magacaabay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya.
Taliyaha Ciidamada Booliika Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin caawa u diray bulshada iyo ciyaartoyda ka qeyb galeysa…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) khudbad xasaasi ah ka jeediyey shirka Madasha Aragti Wadaagga ee Machadka Heritage oo galabta…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa mas’uulkii saddexaad u magacaabay, kadib isbedel weyn oo ku sameeyay Xafiiskiisa saacadihii…
Qaraxyo waaweyn ayaa ruxay magaalada Cadan ee Koonfurta Yeman oo fadhi u ah Dowladda dibad joogga ah ee dalkaasi oo…
