Browsing: Somali
Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug,…
Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay xalay toogasho ku dileen nin la sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa lagu dilay nin dhaqtar ahaa, kadib markii ay weerarreen koox…
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa cudurdaar looga bixiyey khalad halis ah oo lagu arkay mid ka…
Dowladda Kenya yaa si rasmi ah uga jawaabtay Warkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee safiirka Keya looga dalabday…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii hore ee maanta o dhan socday oo degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug…
Ra’iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo xalay ay kulmay Midowga musharixiinta Mucaaradka ayaa doonaya inuu dhexdhexaadiyo madaxeweyne Farmaajo iyo…
Fowdo iyo buua ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, taasoo keentay in kulanka lagu kala dareero.
Maamulka Somaliland ayaa Xildhibaan Murashax Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow saaka kasoo tarxiiay magaalada Hargeysa, kadib markii ay shalay xayireen.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar culus oo saaka Alshabaab ku qaaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo ay…
Hogaamiyaha jabhadda Tigra ee TPLF Debretsion Gebremichael ayaa shaaciyey inay ciidamadiisa soo rideen diyaarad dagaal oo ay Itoobiya leedahay, isla…
War kasoo baxay caawa Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka jooga dalka Kenya inuu dib ugu soo laabto…
XOG: Qoorqoor go’aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021 iyo Musharixiinta Mucaaradka oo kulankii..
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa go’aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021, kadib arkii uu iska dhega tiray cadaadis…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Garoonka Hargeysa lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta magaalad Garowe kula kulmay wakiilada Beesha Caalamka ayaa la wadaagay sida ay ku…
