Browsing: Somali
Golaha Shacabka dalka Itoobiya ayaa xasaanadii ka qaaday 39 qof oo ay ku jiraan Madaxda Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in jabhadda Tigreega ee TPLF laga xoreeyay Galbeedka Tigray, kadib dagaal culus oo…
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shaqadii ka joojiyey Wasiirka Kalluumeysiga Puntland Maxamuud Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee…
Waxaa shalay soo gabagaboobay doorashadii ugu degdegta badneyd uguna buuqa yareyd ee lagu soo doortay maamulka labaad ee dowlad Goboleedka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Bam oo xalay lagu qaaday Guriga Wasiirka Wasiirka Degaanka iyo Dalxiiska ee Jubbaland,…
Guddiga Qaranka ee shaqaalaha Rayidka dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray wargelin iyo digniin ku socota shaqaalaha rayidka Dowladda Soomaaliya ee…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa farriin uu soo diray ku sheegay inuusa u hambalyeyneynin, balse u duceyaynayo…
Prof. Ugur Sahin iyo xaaskiisa Dr. Özlem Türeci oo asalkoodu yahay Turkiyii heysta dhalashada Jarmalka ayaa ka dambeeyay soo saarista…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si isku mida usoo dhoweeyay doorashadii maamulka Hirshabeelle ee maanta lagu doortay Madaxweyne…
Qarax ka dhacay Magaalada Jiddah Goob uu ku sugnaa Qunsulka Faransiiska iyo Diblomaasiyiin (Sawirro)
Wararka laga helayo magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhcay Qabuuraha dadka aan muslimiinta ahayn ee…
Baarlamaanka labaad ee maamulkla Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay Madaxweynihii saddexaad ee maamulkaasi.
Turkiga ayaa ku guuleystay tijaabada Kaamerooyinka haga Gantaalaha diyaradaha Dronke-ka, kuwaasoo lagu sameeyay gudaha dalkaasi.
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Soomaalida ugu baaqay inay taageeraan soona dhoweeyaan howlgalka Milareri ee ka socda…
Waxa maanta magaalada Jowhar ka dhaceysa doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle, iyadoo natiijada la sii ogyahay.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa u jawaabay farriin uu soo diray Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa xaqiijiyey inuu qeyb ka yahay musharixiinta Madaxweynaha ee soo saaray…
Iyadoo la galay diyaargarowga Doorashada Federaalka 2020/2021 ayaa si weyn looga deyrinayaa Guddiyada Doorashada ee magacaabay, waxaana laga digayaa inu…
Ciidamada Milatariga Itoobiya ayaa qabsaday Garoonka magaalada Humera ee waqooyiga Gobolka Tigray, kadib dagaal qaraar oo dhex maray ciidamada Gobolkaasi.
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya Macharia Kamau, ayaa sheegay inay jirto arrin in muddo ahsocotay…
12 Musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal ay go’aan uga qaateen ka qeybgalka Doorashada Soomaaliya…
