Browsing: Somali
Madaxweynaha Mareykanka ee mudadda xilkiisa ay laba bilood uga harsan tahay Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu ku dhaqaaqo…
Waxaa maanta lagu dhawaaqay heshiis ay gaareen dalalka Armenia, Azerbaijan iyo Russia oo lagu dhammeynayo dagaalka lixda toddobaad ka dhex…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Qeyta 21-aad ee milateriga Soomaaliya lagu qarxiyey duleedka magaalada…
Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda Mudug ee Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen magaala Gaalkacyo ayaa la sheegay inay ku qabteen…
Madaxweynaha Mareykanka ee waqtigiisu sii dhammaanayo Donald Trump ayaa goor dhoweyd shaaciyey inuu shaqadii ka ereyay Xoghayihii Gaashaandhigga dalkaasi, isagoo…
Shirkadda dawooyinka Pfizer ee Mareykanka ayaa shaacisay inay tallaalkii cudurka COVID-19 ee tijaabada ku jiray lag u guuleystay 90%, sida…
Waqtigii dheeraa ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaadatay inuu soo xulo Ra’iisal wasaare bedela Xasan Kheyre waxay dad badan…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xarunta Madaxtooyada kua hadlay dhalinyaro lasoo xulay oo taageersan ayaa a hadlay halka…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo u jawaabay Dadka ka welwelsan inuu Dagaal Sokeeye ka dhacayo Itoobiya
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ugu hadlay xaaladda dagaalka ay dowladiisa kula jiro…
Maxaa dhici doona Haddii Donald Trump diido inuu xilka wareejiyo, markii looga adkaado Doorashada..?
Madaxweynaha Mareykanka ee looga adkaaday Dorashada Donald Trump ayaa weli diidan inuu aqbalo natiijada doorashada, isagoo ku doodaya in la…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay ka dhacay agagaarka Tuulada Xaluul oo ka tirsan degmada Warsheekh ee Gobolka…
Madaxweynaha Ismaamulka Gobolka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa ka hadlay xaalada Gobolka iyo dagaalka ka socda, isagoo sheegtat in ciidamada Federaalka…
Wasiirka Maaliyadda dalka Turkiga Berat Albayrak ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay.
Ra’iisul Wsaaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhaqaaqa tallaabo aan la fileyn markii uu xilalkii ka qaaday taliyihii ciidamada, madaxii…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa noqday Xisbigii ugu horeeyay ee soo dhoweeyay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xilalkii ka qaaday mas’uuliyiin badan oo ka tirsan xukuumadiisa iyo cidiamada dalkaasi.
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa la sheeciyay inuu tallaabooyin waaweyn oo degdeg qaadi doono isla marka uu…
Kadib markii uu soo baxay warka ku saabsan inuu Joe Biden ku guuleystay Doorashadii Madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa si degdeg…
12 Musharax oo ka mida musharixiina u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa qaadacaya iney ka qeyb noqdaan Doorashada 2020/2021, taasoo…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Guuleed ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare uu yahay hoggaamiye Mucaarad ah oo…
