Browsing: Somali
Heshiiskii Doorashada ee ay Muqdisho ku gareen Madaxda Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Maamulka G/Banaadir wuxuu ka dhignaa gabagabada Mudo…
Waxaa Dekadda magaalada Muqdisho ka shaqo bilaabay Markabkii Ganacsi ee ugu horeeyay oo laga leeyahay dalka Jabuuti, kaasoo isku xiri…
Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub.
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida Aqoonyahanadda ka hadlay arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha ayaa ka jawaabay laba sabab oo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in arrinta metelaadda Gobolka Banaadir ayaa War quus ah ka sheegay metelaadda Gobolka…
Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka socda dadaal lagu soo badbaadinayo qof ku xayiran Diyaarad saaka ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu shil diyaaradeed ka dhacay Garoonka Aden Cadde ee caasimadda, kadib markii ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu ka tanaasulay Doorasho Qof iyo Cod ah, kadib markii ay xaaladu gaartay…
Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ka socda xaflad lagu soo xirayo shirkii Wadatashiga madaxda Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War kasoo saartay…
Waxaa lagu doortay si lama filaan ah, waxaana lagu soo dhoweeyay xamaasad iyo hami sare oo shacabku ka qabeen inuu…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilkii qorsheysnaa ee xalay magaalada Jowhar lagu khaarijiyey Marxuum Nuur Xaashi Warsame oo ahaa xildhibaan iyo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa farriin qoraal ah u diray Ra’iisal wasaaraha cusub ee la magacaabay Maxamed Xuseen Roobe, wuxuuna…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe 17 September 2020 soo magacaabay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, kadib…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd magacaabay Ra’iisal wasaare cusub, kadib muddo ka badan 55 maalmood oo uu…
Ra’iisal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay Heshiiska Doorashada ee lagu gaaray magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamulka…
Heshiiska cusub ee Doorashada 2020/2021 oo ay caawa magaalada Muqdisho ku gaareen Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka iyo Guddoomiyaha…
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Waxaa la lasoo gabagabeeyay shirkii Wadatashiga Madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha G/Banaadir ee arrimaha Doorashooyinka, iyadoo laga soo…
