Browsing: Somali
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu caawa soo saaray dalacsiiyey agaasimihiisii warfaafinta ee afhayeenka u ahaa Cabdinuur…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal ah ay caawa dhaceen qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir,…
Golaha wasiirrada xukuumadda ee xil-gaarsiinta ayaa maanta mar kale ansixiyey hinside sharciyeedyo dhowr ah iyadoo ay weli taagan tahay muranka…
Kulankii ugu horeeyay ee aan rasmi ahayn balse ahaa qado sharaf ayaa dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxda…
Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Muqdisho, waxaana la xiray inta badan wadooyinka gala ama ka baxa Madaxtooyada…
Waxaa magaalada Muqdisho laga dareemayaa qabanqaabada shirka Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul Goboleedyadad dalka, iyadoo uu xalay baaqday kulan casho…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada Ceelwaaq.
Alshabaab ayaa war kasoo saartay qarixii is-miidaaminta ahaa ee shalay galabtii ka dhacay goob laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada…
Xaalad jaha-wareer ah ayaa hareysay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo muddo 45 maalmood ah uu sii-haye ahaan u hoostaga…
Waxaa galabta Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacay shirar ay yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka iyo saddexda Madaxweyne ee Heshiiska Doorashada…
Mid ka mida Qisooyinka cajiibka ee ay reebtay natiijadii imtixaankii Dugsiyada sare sanad-dugsiyeedka 2019/2020 waxaa ka mida wiil danyar ah…
Sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee loo yaqaan (Koofiyad-Casta) ayaa la sheegay inuu ku dhintay qaraxii is-miidaaminta ahaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is-miidaamin ahaa oo galabta ka dhacay Maqaayad ku taalla Bar laga ilaaliyo Madaxtooyada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo jugtiisa laga maqlay inta badna…
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo khudbad ka jeediyay shirka kooban ee maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ayaa jawaab u…
Shir saddex geesood ah ayaa madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug uga furmay xarunta madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka tegay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, isagoo halkaasi kula kulmaya Wafdi…
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku magacaabay xeer-ilaaliye u gaara si baaris loogu…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa walaa xoog leh ka muujiyey inay Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Jen. Yuusuf Odowaa Raage uu…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa Berri xildhibaannada Golaha Shacabka ugu yeeray inay isugu yimaadaan kulan ka mida kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka…
