Browsing: Somali
Wasiirka Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay kalsooni kala noqosho…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ku dhawaaqay in Baarlamaanka uu kalsoonidii kala laabtay xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
Deeqda waxbarasho ee ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ee ay bixiso Hormuud Telecom ayaa ku xirantay muddo saacad gudaheed ah…
C/raxman C/shakur: Farmaajo Mursal & Muudey waxay wadaan muddo kororsi, iyo in la rido Xukuumadda..”
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka inay doonayana muddo kororsi ay taageero uga…
Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada farsamada ee doo diyaariaya hannaanka Doorashada dalka 2020/2021.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay xubnaha uga mid noqonaya Guddiga Farsamada Shirka Dhuusamareeb III ee ka shaqeynaya nooc…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiyaha degmada Wardhiigley ay jug kasoo gaartay shaqaaqo gacmaha la isula tegay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Maamul Goboleedyada Dalka oo magacaaba xubnaha Guddiga Farsamada ee…
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Berri oo Sabti ah isugu yeeray xildhibaannada, iyado farriimo loo kala diray.
Wakiilada Beesha Caalamka ee Arrimaha Soomaaliya ayaa soo dhoweysay kulankii muhiimka ahaa ee ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo…
Heshiis hoose ayaa dhex maray madaxda Dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, kadib kulamo xiriir ah oo ku…
War-saxaafadeed ay soo saareen Saamileyda Somaliland ee Shirkadda Astaan Cable ayaa lagu faahfaahiyey xariga magaalada Hargeysa loogu geystay Maamulaha Guud…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya nin dabley ah oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidamada Dowladda uu…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweysay…
Hooyooyin Soomaaliyeed oo ay ka maqan yihiin wiilal askar ahaan looga qaatay muddo 9 bilood ah ayaa qeylo dhaan u…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isbedel cusub ku sameeyay go’aankii uu dhowaan kasoo saaray madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeysay kiiskii Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho C/casiis Axmed Gurbiye, iyadoo go’aanka ay ku…
Khudbadii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeediyay wejigii labaad ee shirka Dhuusamareeb ayaa ahayd mid xambaarsan xog iyo macluumaad uu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino oo ka dhacay agagaarka isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay markii ugu horeysay in arday ka socota Puntalnd ay galeen imtixaanka Shahaadiga ah ee…
