Browsing: Somali
Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah, kana dhacay magaalada Dhuusamareeb ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si cad u sheegay inaan wax heshiis ah lagu gaarin wejigii labaad ee shirka…
War-murtiyeed kasoo baxaya Shirka labaad ee wadatashiga Magaalada Dhuusamareeb oo aan si rasmi ah loo shaacin, balse laga helay mas’uuliuiinta…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya inuu goor dhow furmayo wejigii labaad ee shirka wadatashiga dowladda…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay lacag dhan 500,000 Dollar u qoondeysay Gurmad loo fidinayo fatahaadda ka dhacay degmada Afgooye ee…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay hadda socoto diyaarinta war-saxaafadeedka laga soo saarayo shirka Dhuusamareeb wejigiisa labaad ee…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod u qaaday maanta wax ka bedel lagu sameeyay Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka.
Iyadoo saaka lagu waday inuu magaalada Dhuusamareeb ka furmo wejiga labaad ee shirka wadatashiga Madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada…
Wafdi ka socda dowladda Itoobiya ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee Somaliland, kadib markii uu halkaasi tegay wafdi ka socda dalka…
Militariga dowladda Uganda ayaa shaaciyey inay diyaarado dagaal geynayaanSoomaaliya si loo taagereo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo dagaalka kula…
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ku eedeeyay siyaasiyiin doonaya inay fashiliyaan imtixaanka dowladda inay faafiyeen muuqaal Video ah.
Hoggaanka bulshada rayidka ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadlayaan xaaladda ka taagan wadahadalka Madaxda…
Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa shaacisay xilliga ay ku beegan tahay munaasabadda Ciidul-Adxaa ee sanadkan 1441 Hijriyada.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaan waxba laga qaban sidii ay dalka ugu dhici lahayd doorasho,…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar oo ahaa xiriiriyaha wejiga koowaad ee shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa kashifay…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, isagoo magacaabay…
Agaasimaha Mahcadka Cilmi baarista ee Heritage C/rashiid Khaliif Xaashi ayaa sheegay inuu dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ay…
Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ka socda kulamo adag oo dhex maraya madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo aanu…
Guri ka kooban saddex dabaq ayaa ku dumay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, iyadoo qasaare kala duwan ka dhashay.
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka oo hadda shir kula leh Magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay inay go’aan ay u mideysan yihiin…
