Browsing: Somali
Hoggaamiyihii Aqbaliyadda Baarlamaanka dalka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa laga xayuubiyey xilkii, kadib kulan uu guddoomiyey Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata…
War kasoo baxay Xafiirka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in Jaamacadda uu leeyahay Siyaasiga Proff. Cali Maxamed Geedi ee…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlayo ajendayaasha ugu culus ee xeerarka Doorashada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa fal dil ah uu ka dhacay magaalada, kadib markii Burcad hubeysan…
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inuu sharci darro ahaa Guddiga labada Aqal ee…
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka dowladda Soomaaliya ayaa maanta xirtay wadooyinka u dhow Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, iyagoo ka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo ku rarran yihiin lagu qabtay halkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis ay saartay Beesha caalamka ku ogolaaday inuu shir isugu yeero madaxda Maamul Goboleedyada,…
Weerar loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa saaka aroortii lagu qaaday…
Wrarka laga helayo degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in caawa fiidkii ay qaraxyo ka dhaceen Guri uu deganaa Sarkaal sare oo…
Kadib fashilkii ku yimid wadahadalkii saddex geesoodka ahaa ee Masar, Itoobiya iyo Suudaan, kuna saabsanaa biyo xireenka weyn ee Itoobiya…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo…
Waxaa duhurnimaii furmay kulankii afraad ee Kaldhiga 7-aad ee Golaha Shacabka, iyadoo maanta looga doodayo Xererka qoondada Haweenka ee Doorashada…
Alshabaab ayaa sheegatay inay magaalada Muqdisho maanta ku dishay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.
Xaflad lagu daahfuray mashruuca dhismaha dekadda magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa xalay ka dhacday magaaladaasi iyadoo ay ka qeyb…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ayaa maanta bilaabaya dooda xeerarka dhammeytirka Sharciga Doorashada, kadib dib u dhac ku yimid.
Maxkamadda Alshaaab ee degaanka Galhareeri, gobolka Galgaduud xukun ku fuliyay laba nin oo lagu soo eedeeyay inay u geysteen degaankaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dhowaan ku baaqay in shir ay isugu yimaadaan madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada,…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Kenya u diray hambalyo ku saabsan inay ku guuleystay Kursiga aan joogtada…
Dowladda Kenya ayaa ku guuleystay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Amniga Q/Midoobay ee Afrika oo ay ku tartameen dalka…
