Browsing: Somali
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inay qabteen sarkaal ka mida amniyaadka Alshabaab oo ka hwolgala Magaalada Muqdisho iyo shabakad amni…
Sarkaal uu xilka ka qaaday Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si dirqi ah uga badbaaday qarax Miino oo maanta ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax miino oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Wafdigii madaxweynaha Somaliland ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa, iyadoo si weyn loogu dhoweeyay, ayna isu soo baxeen dadweyne…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka Trebuunka meel u…
Dowladda Qatar ayaa bilowday dhexdhexaadin ay ka dhex wado Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…
Waxaa caawa magaalada Jabuuti lagu saxiixay is-afgarad dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, kadib muddo 3 maalmood ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in heshiis lagu gaaray wadahadalkii u socday Guddiyada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Meydka qof ajnabi ahaa lagu gubay degaanka Xeedho ee Waqooyiga magaaladaasi.
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee waqtigu kasii dhammaanayo oo saameyn ku leh xeerarka dhammeystirka Doorashada ayaa qaaday xeelad…
Waxaa maanta xildhbaannada Golaha Shacabka loo qeybiyey Xeerarka dhameystirka Doorashooyinka Qaran, iyadoo laga doodi doono maalmaha soo socda.
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in Guddiyada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ay isla meel dhigeen qodobo cusub…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cadaadiskii ugu weynaa saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, kadib markii uu ku…
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugidda ayaa howlgal qorsheysan ku gaaray degaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka…
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday 16-kii June 2020 Odaygii Dilomaasiyiinta Soomaalida ee Ciise Maxamed Cali (Ciise Dheere) oo muddo dheer…
Daawo hore loo isticmaali jiray muddo dheer ayaa la ogaaday inay badbaadin karto bukaanada cudurka Covid-19 ee naftooda halista ku…
Askari ka tirsan ciidamada Dowladda ayaa toogasho ku dilay oday ganacsade Danyar ahaa, isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.
Waxaa markii ugu horeysay magaca laga bedelay Hay’adda Hormuud Foundation, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2014, iyadoona lala mataaneeyay…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad ku…
Dhalinyarro boqolaal ah oo doonayey inay shaqo ka helaan Hay”adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa bannaanbax cabasho ah…
