Browsing: Somali
Alshabaab ayaa sheegatay dil ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo war ay soo saartay ku shaacisay magaca mas’uulkaasi iyo xilka uu…
Shirkii wadahadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somailand ayaa ka socda magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, waxaana shalay kulmay Guddiyo ay…
Ilhaan Cumar oo ka mida Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd shaacisay in aabaheed Nur Cumar Maxamed uu Geeriyooday.
Dalalka Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee shalay 14-kii bishan uu ku dhawaaqay…
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo qabanqaabisay kulan looga hadlayay arrimaha shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta ka dib markii 7dii Abriil…
Waxaa magaalada Jabuuti ka socda shir ay leeyihiin guddiyada farsamada ee dowladda federaalka Somaaliya iyo Somaliland oo qeyb ka ah…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qaadacay inaysan aqbali doonin shirka Jabuuti ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, isagoo maanta…
Ra’iisal wasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa saaka ka dhoofay magaalada Jabuuti, kadib markii uu shalay ka qeybgalay shirkii wadahadalka dowladda…
Ciidamo ay si qarsoodi ah dowladda Federaalka Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ayaa qaarkood dib ugu soo laabtay dalka.
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka, iyadoo la shaaciyey ajendaha kulanka.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faafisay War-Murtiyeed kasoo baxay kulankii koowaad ee shirka Jabuuti oo lagu kulansiiyey Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Somaliland.
Jaha-wareer ayaa hareeyay shirkii Jabuuti ee maanta dhex maray madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, kaasoo uu guddoomiyey Madaxweynaha Jabuuti…
Kulankii koowaad ee shirka wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Djibouti, iyadoo maanta uu ahaa furitaanka shirka…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbadii ugu dheereyd ka jeediyay Shirka Somaliland iyo Somaaliya ee dalka Jabuuti ka sheegay…
Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa looga jawaab go’aankii maanta ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ee Axmed Madoobe loogu aqoonsaday…
Wadahadalkii madaxda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Waxaa maanta magaalada Jabuuti ka furmaya wadahadallo heer sare ah oo dhex maraya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland, iyadoo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu wadaa inuu soo saaro go’aan cad oo uu ku diidan yahay aqoonsiga kala…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidinaya Madaxweyneyaasha Dowlad…
Qoraal kasoo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay faafisay Madaxtooyada ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha uu Aqoonsaday Madaxweynaha…
