Browsing: Somali
Agaamiihii sii hayey xilka Machadka Caafimaadka Qaranka ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa beeniyey inuu xilka isaga casilay arrin ku saabsan…
Iyadoo dunida halis weyn uu ku hayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Cronavirus ayaa waxaa jira su’aalo badan oo aan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn…
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya faahfaahisay kiiska qof labaad oo qaba cudurka CoronaVirus oo dalka laga heley, kaasoo ka yimid…
Alshabaab ayaa go’aan ka gaartay dagaalka ay kula jirto dowladda Federaalka iyo ciidamada shisheeye ee dalka ku sugan, kadib kulan…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay in qofkii labaad laga helay cudurka COVID-19 laga helay.
Dowladda Sacuudiga ayaa bandow lasii xoojiyey kusoo rogtay magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi qaarkood oo ay ku jiraan labada magaalo ee…
Alshabaab ayaa goor dhoweyd war yaab leh kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo sheegatay…
Qarax aan hor loo arag ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, markii qof is-miidaamiye ahaa uu isku dhex qarxiyey Maqaayad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax is-miidaamin uu ka dhacaymagaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Amiirka ay dhashay Boqorrada Ingiriiska ee dhaxal-sugaha ah Amiir Charles laga helay cudurka…
Guddoomiyaha kumeelgaarka ah Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Cabdinuur Aadan ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka cusub ee…
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay maanta shir ay isugu yimaadeen Wasiirada Caafimaadka dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada, kaasoo looga hadlayo…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shaaciyey in Bankiga Horumarinta Afrika uu cafiyey deyntii uu ku lahaa Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benyamin Netanyahu ayaa laga soo xigtay war ka nixiyay dad badan oo Yuhuud ah, kadib markii uu…
Waxaa caawa garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho kasoo degtay Diyaarad nooca xamuulka ah oo Shirkada Ethiopian Airlines leedahay taasoo sida deeq…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war kasoo baxay Madasha Xisbiyada uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif…
War-saxaafadeed degdeg ah oo Madasha Xisbiyad Mucaaradka soo saareen ayaa lagu cambaareeyay isku day u muuqaday weerar gaadmo ah oo…
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay Qaad lagu qabtay Garoonka oo si yaab leh loogu…
Maamulka sare ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud wuxuu ku faraxsan yahay inuu la wadaago macaamiisha, saamilleyda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed…
