Browsing: Somali
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa si kulul u beeniyay warar muddooyinkii lagu faafiyey baraha bulshada oo lagu…
Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa noqday qowmiyada ugu badan ee u geeriyootay cudurka Coronavirus dalka Sweden, sida laga soo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay ciidamo uu sheegay in muddooyinkii danbe la…
Gobolka New York e dalka Mareykanka ayaa maanta bilaabaya adeegsiga dawooyin loo istimaali jiray Malaariyada in lagu daweeyo Cudurka COVID-19…
Waxaa la xaqiijiyey in madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uu ka qeyb galayo caleemo saarka dib u…
Culimada degaanka Puntland ayaa u hoggaansani waayey amar kasoo baxay maamulka Puntland oo ku saabsan in la xiro Masaajidda degaanadaasi…
Inkastoo kumanaan qof uu dilay, boqolaal kun oo kalena uu soo ritay, dalal badan uu bandow ka dhigay oo oloshiina…
Askari ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray is-rasaaseyn maanta ka dhacday Suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho…
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Gedu Andargachew ayaa shaaciyey in dowladaha Somalia iyo Jabuuti aysan taageerin qaraarkii Jaamacadda Carabta ee lagu…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa soo saartay qoraal ku amraya shirkadaha duulimaadka, Hoteelada, Beeraha Dalxiiska iyo…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo la siinayo Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin oo ay maamusho kooxda…
Dabley hubeysan ayaa xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dila xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee dhinaca ee maamulka…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/qaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa dowladda Shiinaha uga mahadceliyey deeqda Qalabka caafimaad ee ka hortagga Cudurka…
Dowladda Kenya ayaa soo rogay amarro hor leh oo ku saabsan faafista cudurka Coronavirus, iyadoo dad cusub oo hor leh…
Taliyihii ciidamada Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda Hoose Cabdulqaadir Cismaan Mursal Nuunow ayaa maanta gelinkii danbe lag u dilay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si weyn uga hor yimid War ay maanta soo saareen Guddiga Madaxda bannaan ee…
Guddiga Doorashada Qaranka ayaa soo maanta soo saaray qoraal uu ku soo dhoweeyay sharciga Doorashooyinka ee heer federaal oo ay…
Dowladda Itoobiya ayaa deeq caafimaad ka heshay milkiilaha shirkadda weyn ee Alibaba ganacsadaha caanka ah u dhashay dalka SHiinaha ee…
Dhaqtar caan ah oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa xaqiijiyey in daawada loo adeegsan jiray cudurka Malaariyadda uu si weyn…
Wasiiro iyo xildhibaanno kasoo jeeda Beesha Hawiye ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba iyadoo madaxweynaha maamulkaasi kala hadlaya cabasho ay beeshu…
