Browsing: Somali
Askar ka tirsan ciidamada Booliska iyo NISA ayaa u xiran kiiskii baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Buur (Janan) oo…
Taliyihii hore ee ciidamada NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa si weyn u weerarray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay goor dhoweyd rasaas ka dhacday magaalada xilli si weyn loo adkeeyay amniga…
Madaxweynaha cusub e maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xafiiskiisa magaalada Dhuusamadeeb kulan kula yeeshay Saraakiil ciidamada AMISOM ee…
Kulan wadatashi ah oo ay soo agaasintay wasaarada Dastuurka ee XFS ayaa aheyd mid looga doodayay dardargalinta dhismaha maqaamka Caasimadda…
Shirkadda weyn ee Samsung aya shaacisay Telefoonkeeda cusub ee Glaxy S20 iyo saddexdiisa nooc oo suuqyada soo geli doona dhowaan…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in si weyn loo adkeeyay xaaladda…
Gen. Cabaas Ibraahim Gureey oo kamida Saraakiisha taabacsan Axmed Madoobe ee kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa ka digay dagaal dhex…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale hadlay Sharciga Batroolka Soomaaliya ee u saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii ay ansixiyeen labada…
Waxaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka…
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta shir guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha wasiirada maamulkii xukuumadii Xaaf.
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa shaaciyey in amniga dalka lagu soo duulay, isla markaana uu meel xun…
Alshabaab ayaa shaacisay in Maxkamadda Alshabaab ee G/Banadir ay fulisay xukun ku saabsan Zina oo ay sameeyeen wiil iyo gabar…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee dowladda Soomaaliya aysan aqoonsan Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo shalay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa…
Aabaha dhalay Caa’isha Ilyaas Aadan ayaa ka hadlay sidii ay ku dhacday qisaastii dilka ahayd ee saaka lagu fuliyey laba…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka Dil toogasho ah lagu fuliyey laba ka mida saddexdii eedeysane ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika, isagoo ku baaqay in…
Dagaalkii ugu cuslaa ee dhex mara ciidamada Turkiga iyo Syria ayaa maanta ka dhacay Gobolka Idlib kadib markii duqeyn ay…
Wasiirka Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa beeniyay inuu ku sugan yahay magaalada Mandheera ee dalka Kenya.
Askar ka titsan ciidamada dowladda ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac leh kasoo gaaray qarax miino oo ka dhacay agagaarka degaanka…
