Browsing: Somali
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddiga farsamada ee soo xulaya xildhibaannada cusub ee…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey sharciga Duulista Rayidka oo muddooyinkan ay ka doodayeen.
Maamulka Mandheera iyo xildhibaannada degaankaasi laga soo doorto ayaa dalbaday in C/rashiid Janan iyo ciidamadiisa inay ka baxaan Mandheera.
Ajaaniibta uu haleelay cudurka Coronavirus ee gudaha dalka Shiinaha ayaa sii kordhaysa, waxayna Wasaaradda Arrimaha dibadda dalkaasi ay shaacisay tiradooda.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu maanta ku laabanayo magaaladaasi, isagoo…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday gudaha Kenya, iyadoo markan beegsatay Gaadiidka dhismaha oo qaarkood ay ku burburisay…
Xildhibaanka Cumar Maxamed Macallin oo laga soo doorto Bariga Mandheera, Waqooyi-Bari Kenya, sheegay inay xaalad cabsi ah ka jirto degaankiisa,…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waffi uu hoggaaminayo oo galabta ka dhoogay Garoonka magaalada Hargeysa ayaa caawa gaaray magaalada…
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaara kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau oo…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo hoggaaminaya Madasha Qaran ee Xisbiyada Mucaaradka ayaa maanta…
Madaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, horena usoo noqday Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray uaga hadlay…
Wasiirkii Amniga Jubbaland ee ka baxsaday dowladda Soomaaliya C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay inaysan waxba kala socon arrinta Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo Kenya ku sugan…
Waxaa sii kordhaya dadka u dhimaha cudurka uu keeno virus-ka Corona oo saacadihii ugu danbeeyay sare u dhaafay 800 qog,…
Wasiirka Waxbarashada xukuumada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo jawaab u diray arday Dugsi sare oo ku yaalla magaalada Boosaaso oo…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa shegaya in maleeshiyada Alshabaab ay toogasho ku dileen laba askari oo Itoobiyaan ah, kadibna…
Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay xaaladda Gobolka Gedo, isagoo baaqyo u kala diray beesha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, isago…
Askari ka tirsan ciidamada dalka Thailand ayaa si dad badan laayey, kuwo kalena dhaawacay markii uu si aan kala sooc…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay laba weerar oo duqeyn cirka ah ka fuliyeen degmada…
