Browsing: Somali
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Sharciga yeedka Doorashooyinka dalka oo maanta la mariyey akhrintii saddexaad.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Batroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ansixiyeen.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.
Iyadoo ay maanta ku beegan tahay sanadguuradii saddexaad ee markii xilka loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sanadkan…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan iyo wasiirka Amniga Jubbaland ee baxsadka ah C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa abaabul…
Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Sidii ay u xirtay dowladda Soomaaliya…
Waxaa soo baxaya qorsha uu wado maamulka Puntland oo ku saabsan inay ku dhawaaqo ‘GOONI-ISU-TAAG’ nooc cusub ah oo ay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso oo shir uga socday Golaha Wasiirada Puntland, isagoo…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa geerida ku timid dhaqtar dhalinyaro ah oo markii ugu horeysay ka digay cudurka CoronaVirus…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa difaacay ciidamada dowladda Soomaaliye geysay Gobolka Gedo iyo howlgalka ay halkaasi…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax iyo fal khaarijin ahaa oo saacdihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku xirtay guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo iyo Gudoomiyaha degmada Baardheere kadib markii ay waanwaan…
Degmada Ceeldheer ee Galgaduud waxaa lagu caleemo saaray suldaan Cusub oo Beesha Wacaysle ee Abgaal ay yeelatay, kaasoo ka mid…
Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa kulankoodii maanta uga hadlay xaaladda Gobolka Gedo oo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya muddooyinkii la…
Nabadoon ka tirsanaa Alshabaab ayaa isu dhiibay maamulka Jubbaland, kadib markii uu ka baxsadayiyadoo lagu soo bandhigay Degmada Afmadow.
Madaxweynaha Galmudug ee Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dib u soo celiyay Golihii Wasiirada ee xukuumadii Xaaf,…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa albaabada u laabtay xafiiskii Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya ee magaalada Garowe, waxaana Guddigaasi laga mamnuucay inuu…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya, siyaasiga Soomaalida Kenya ee sida weyn u taageera madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ugu…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in odayaasha degmada Beledxaawo ay waanwaan kula jiraan ciidamada taageera C/rashiid Janan oo…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa ka badbaaday mooshinkii xil ka qaadistiisa ee ay wadeen xildhibaannada Xisbiga Dimoqraadiga markii xalay uu Aqalka Senate-ka…
