Browsing: Somali
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax saaka ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka uga dalbatay inay dib…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Booliska Puntland ay xabsiga u taxaabeen Saxafi ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo…
Wasaaradada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Dowlad Gobaleedyada ay ka maqan tahay Puntland iyo Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa si kulul uga hadlay xaaladda kasoo cusboonaatay faragelinta ay ku sameysay Waqooyiga Syria, markii…
Dowladda Somaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Kenya inay faragelin siyaasadeed iyo mid amni ka wado gudaha Soomaaliya, iyadoo adeegsaneysa ciidamadeeda…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Ganacsade xalay lagu dilay magaalada Muqdisho oo ahaa nin oday ah, iyadoo ku sheegtay inuu…
Kooxda Ahlusuna ayaa shuruud ka dhigtay heshiiskii ugu danbeeyay ee ay la gashay Xukuumadda Soomaaliya inuu Mareykanku damaanadqaade ka noqdo…
Iyadoo ay weli taagan halista sii kordheysa ee Cudurka Corona ee ka dilaacay dalka Shiinaha ayaa waxaa magaalada Wuhan ee…
Dabley hubeysan ayaa xalay maqribtii suuq ku yaalla magaalada Muqdisho ku dishay oday ka ganacsan ahaa oo ka mida ganacsatada…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu si xowli ah u socdo dhaqdhaqaaqa ciidamada dowladda Soomaaliya oo shalay…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa labada Aqal ee Baarlamaanka Mareykanka u jeediyey khudbadisii sanadlaha ahayd ee 2020-ka, iyadoo ay hareysay mooshinka xil…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiirka baxsadka ah ee Amniga Jubbaland oo saaka ka degay degmada Beledxaawo…
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo madaxweyne u ah Galmudugta Ahlu suna ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku caddeeyay inaysan…
Xaalad siyasadeed oo kacsan ayaa ka taagan dalka Suudaan, kadib markii uu soo shaac baxay kulan qarsoodi ah oo dalka…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa Wa cusub kasoo saaray arrinta Wasiirka Amniga maamulka Jubaland ee ka baxsaday gacanta ciidamada NISA,…
Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ee saaka gaaray degmada Beledxaawo ayaa si degdeg ah halkaasi uga bilaabay abaabul…
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa bogaadiyey tanaasulka ay muujiyeen musharixiintii qaadacay Doorashada Galmudug ee haddana taageeray Natiijadii…
Saddex ka mida musharixiintii Madaxweynaha ee qaadacay Doorashadii Galmudug ayaa taageeray madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), iyagoo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ay dowladda Kenya kasoo duulisay…
