Browsing: Somali
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaalida ee NISA ayaa caawa shaacisay xog ku saabsan khilaaf soo kala dhex galay xubnaha Sare…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax maanta haleelay Gaari ay dad shacab ah la socdeen oo ku bas beelay…
Mid ka mida musharixiinta madaxweynaha Galmudug ee qaadacay inuu ka qeyb galo Doorashadii Galmudug ayaa hambalyo aan la fileyn u…
Hay’adda Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Kenya inay Soomaaliya dib ugu celiso C/rashiid Xasan C/nuur -wasiirkii Amniga Jubbaland- oo…
Iyadoo xiisad colaadeed ay ka dhex oogantay dalalka Turkiga iyo Syria, kadib markii ciidamada Syria ay duqeyn ku dileen ciidamo…
Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay deganka Xaawo Cabdi, gaar haan inta u dhaxeysa Xaawo…
Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka oo kasoo jeeda degaanada Puntalnd ayaa u jawaabay Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo madaxda…
Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa si weyn baraha bulshada ugu weerarray safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, kadib markii…
Ciidamada dalalka Turkiga iyo Syria ayaa dagaal ku dhex maray Gobolka Idlib ee dalka Syria, kadib markii ay halkaasi tageen…
Qaar ka mida magaalooyinka Galmudug ayaa waxaa ka socda Bannaanbaxyo lagu taageerayo doorashada Madaxweynaha Galmudug ee shalay ka dhacday magaalada…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay sii wado ciidamada ay ku daabuleyso degmada Luuq ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal maana Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maray degaanka Qalimow ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa qoraallo kala gaara kasoo saaray doorashadii maanta ka…
War-saxaafadeed kasoo baxay urur Goboleedka IGAD ayaa looga hadlay xaaladda Galmudug iyadoo aan lagu soo qaadin soo dhoweynta Doorashadii maanta…
Mareykanka ayaa si degdeg ah ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Galmudug ee maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb, daqiiqo kadib markii…
Doorashadii madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa goor dhow lasoo gabagabeeyay, waxaana lagu dhawaaqay musharaxii ku guuleystay.
Taranka xilka Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa si adag loogu taramay, iyadoo shanta musharax ee u taagan xilkaasi ay heleen…
Waxaa goor dhoweyd Magaalada Dhuusamareeb ka bilaabatey Doorashada Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug, kadib markii Madaxweyne loo doortay Axmed Cabdi Kaariye.
Musharax Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku guuleystay Doorashadii Madaxweynaha Galmudug oo cod aqbaliyad leh ka helay wareegii koowaad ee…
Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta dooranaya Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmduug, waxaana hadda socdo wareegga koowaad ee tartanka Madaxweynaha.
