Browsing: Somali
Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ee goor dhow ka bilaabatay magaalada Dhuusamareeb waxay ka mid thay doorashooyinka…
Iyadoo saaka lagu wado inay bilaabato Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa waxaa si weyn loo adkeeyay amniga…
Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa xalay soo saaray qoraal kooban oo ku saabsan xaaladda Galmudug, iyadoo warkaasi…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in maalmo dheeraad ah lagu daray hakadka la geliyey qabashda codsiyada Baasaboorka oo…
Sheekh Maxamed Shaakir oo dhowaan Ahlu suna u dooratay madaxweynaha Galmudug ayaa qoraal u diray beesha caalamka, isagoo ka digay…
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh, haddana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay la…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay kasoo saartay muran muddo ka taagnaa shaqada hay’adda Turkiga ee Yardimeli ka wado…
Madaxweynaha Maamulka Falastiin Maxmuud Cabbaas ayaa shaaciyey inuu xiriirka u jaray dowladaha Yuhuudda iyo Mareykanka, kadib “Heshiiskii Qarniga” ee madaxweynaha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo sababay dhimasho iyo dhaawac mas’uul ka…
Kulan ay maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa lagu shaaciyey inay Berri dhici doonto doorashadii Madaxweynaha…
Madasha xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa warkasoo saartay…
Qarax ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, iyadoo qaraxaasi uu dhaliyey…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsna ciidamada AMISOM.
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ka socda diyaargarowga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo Axadda la qorsheeyay…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadad Soomaaliya ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrinta Shahaado bixinta ee Ardayga Soomaliyeed ee ka qalin jebiya dugsiyada…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa sheegay in Hay’adda Sirdoonka ee NISA iyo…
Wasiirkii Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xersi ayaa ku dhawaaqay in uu iska casiley xilkii uu ka haayey maamulkaas. Qoraalkii is-casilaadiisa ayuu…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah dalalka Carabta inay taageerayaan qorshaha Bariga Dhexe ee…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay virus-ka dunida ku faafaya ee Corona ee ka dilaacay dalka Shiinaha,…
