Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen magaalada,…
GudDiga Doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magaalada Gaalkacyo kasoo saaray…
Ciidamada Kenya ayaa qabtay shan qof oo badankooda Soomaali ah, kuwaasoo looga shakiyey inay qorsheynayeen weerarro argagixiso.
Baarlamaanka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa ansixiyey Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in laga noqday heshiiskii uu shalay la saxiixay maamulka Gobolka Banaadir…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya halkaasi lagu dilay nin dhalinyaro ah oo kooxo hubeysan…
Hooyo lagu magacaabo Amran Maxamed Cusmaan ayaa 16-kii bishan Janaayo 2020 soo jeedisay cabasho ku saabsan gabadh ay dhashay oo…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay maareeyihii labaad ee Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso muddo lix bilood gudahood…
Xildhibaannada Galmudug ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey kadib doorashadii Guddoonka cusub ee Baarlamaankaasi oo kulankan isugu yeeray.
Wasiirada Arrimaha dibadda iyo Gaashaandhigga Turkiga ayaa ka hadlay Weerar is-miidaamin qarax ahaa oo ka dhacay kontrol u dhow degmada…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaluya xasan Cali Kheyre ayaa degdeg uga daba yimid oo hakiyey mashruux dib loogu dhisayo Magaaloyinka Muqdisho,…
Wasiirka caafimaadka Dalka Turkiga Fahrettin Koca ayaa ka hadlay qaraxa is-miidaaminta ahaa ee maanta lala beegsaday shaqaale Turki ah oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is miidaamin ah oo ka dhacay maanta Koontroolka Boodbood-ka ee Degmada Afgooye Gobolka…
Saddex ka mida musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa dalbaday in muddo 21 maalmood ah dib loo dhigo doorashada…
Qarax Gaari oo uu waday qof is-miidaamiyey ayaa lala beegsaday bar koontarool oo ay ku sugnaayeen Shaqaale Turkiga ah ee…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka SH/Hoose ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay degmada Afgooye.
Heshiis lagu dhisayo afar magaalo oo ay caasimadda ka mid tahay ayaa maanta lag saxiixay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ku…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar laba geesood ah ku qaaday koontroolada ay ciidamada dowladda ku leeyihiin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay weerar Bam lagu qaaday Guri ku yaalla Xaafadda Fagax ee degmada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal xoog leh oo Alshabaab iyo ciidamada dowladda shalay ku dhex maray tuulada Xaaji…
