Browsing: Somali
Qoraal kasoo baxay Beesha Caalamka ee Arrimaha Soomaaliya kadib socdaallo ay ku tageen maamul Goboleedyada iyo kulamo ay la yeesheen…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa caawa shaaciyey Jadwalka cusub ee doorashada Galmudug, iyadoo waqti cusub loo qabtay xilliga lasoo xulayo xildhibaannada…
Guddoomiyaha Alshabaab ee Gobolka SH/Dhexe Yuusuf Ciise Kaba-ku-tukade ayaa seminaar socday muddo 10 maalmood ah u soo xiray odayaasha jufo…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacisay inuu burburay…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleed ay la wareegtay xarunta degmada Matabaan, taasoo xiisad ka dhalisay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen bar ay ciidamda ku…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo dhoweeyay Warbixinta ay soo saartay Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva ee ku…
Agaasimaha Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF Kristalina Georgieva Agaaismaha ayaa soo dhaweysay horumarka iyo qorshaha deyn cafinta Soomaaliya, iyadoo ku…
Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa noqday madaxweynihii saddexaad ee dalka Mareykanka lagu soo oogo Mooshin xil ka qaadis ah,…
TOOS U DAAWO: Codeynta Aqalka Koongareeska ee Mooshinka Xil ka qaadista Madaxweyne Trump oo socota..
Xarunta Koongareeska Mareykanka ee magaalada Washington waxaa ka socda dooda mooshinka xilka qaadista Madaxweyne Donald Trump, iyadoo cod loo qaadi…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo ay wehliyaan xubno ka socda Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa maanta…
Taliyihii Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa shaqadii laga joojiyey, kadib dood iyo fadeexad ka dhalatay maxbuus xanuunsanaa oo laga…
Dowladaha Turkiga iyo Masar ayaa mid waliba caddeysay inay diyaar u yihiin inay hub iyo ciidamo u diraan dalka Liibiya,…
Warbaahinta Al-Shabaab ayaa shaacisay in weerar cusub oo ay ku qaadeen Gobolka W/Bari Kenay ay ku dileen 9 qof oo…
Ciidamada Booliiska ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa goor dhoweyd shaaciyey inay gacanta ku dhigeen nin gacan ku dhiigle ahaa oo xalay…
Ilhaan Cumar ayaa shaacisay inay xaqiijiyeen in Koongares-ka Mareykanka uu Deyntii dalkaasi ku lahaa Soomaaliya ka fududeynayo.
Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay awoodda ku leeyihiin Xisbiga Dimoqraadga ayaa maanta oo Arbaca ah cod u qaadi doonaya Mooshinka…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug uu k dhacay dil naxdin leh,…
Wafdigii beesha caalamka ee maanta booqday magaalada Kismaayo, lana kulmay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inaan la iska…
Wufuud ka socda wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta…
