Browsing: Somali
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in gebi ahaan la joojiyay muxaadaradii maalinta Berri oo Axad ah uu…
Waxaa mar kale baaqatay muxaarado diini ah oo la filayey inay berri ka dhacdo Garoonka Eng. Yariisow (Ex. Banaadir) ee…
Sawirqaade la socday marxuumad Almaas Elman Cali ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sidii ay wax u dhaceen maalintii 20-ka…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar), iyadoo muddo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax gaari oo maanta ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo oo is xigay ay goor dhoweyd ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka ayaa qabtay xaflad uu maanta shahaadooyin KMG ah ku guddoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo cusub.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo xisbigiisa Wadajir ayaa saddex shardi ku xiray kulan ay Madaxtooyada Soomaaliya ugu yeertay xisbiyada siyaasadda…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda maamul Goboleedyada aayaa maanta shir uga furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbax ay saaka dhigayaan Gaadiidleyda BL-ka qaarkood oo diidan lacago lagu soo…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa isugu yeertay xisbiyada siyaasadda dalka, iyadoo maanta lagu wado inay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magaalada Muqdisho maanta kulan gaara kula yeeshay xildhibaannada laga soo…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ahna saxafi weyn ayaa soo bandhigay qaabka loo baari karo falkii…
Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi ayaa dib u bilowday maanta oo Jimco ah dib u billowday.
Dowladda Soomaaliya ayaa Guddi qabanqaabo u sameysay muxaarado uu magaalada Muqdisho ku qabanayo Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida…
Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in eedeynta ka timid Sheekh C/qaadir Soomow ee uu kula kacay Sheekha weyn ee Soomaaliyeed…
Ciidamada Midowga Afrika ee ka holwgala Soomaaliya AMISOM ayaa soo saaray warbixin hordhac ah oo ku saabsan sidii ay ku…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa caawa khudbad u jeediyey kulan gaara oo ay Golaha Ammaanka Q/Midoobay ka yeesheen…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo ka mid ah culumaa’udiinka waaweyn ee Soomaalida ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid Sheekh degan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Japan u soo magacawday…
