Browsing: Somali
Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Amniga Xukuumadda Soomaliya ayaa maanta heshiisyo la saxiixatay shirkado gaara oo qandaraas ku qaatay Raashinka iyo Shidaalka…
Al-shabaab ayaa xaflad u qabatay beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo la kala wareegay diyadda Lix Nin oo ay qaab beeleed…
Weerar duqeyn lama filaan ahaa oo loo adeegsaday 18 diyaaradaha oo nooca Drone-ka ahaa lagu qaaday Xarumaha shidaalka Sacuudiga ugu…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ayaa su’al ka keenay sharciga uu maanta saxiixay madaxweyne Farmaajo…
Waxaa xalay si lama filaan ah is-casilaadiisa ugu dhawaaqay wasiir ku xigeenkii Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa C/kariin Khaliif Cabdi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd saxiixay Sharciga la-dagaalanka Musumusuqa oo labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ee kasoo jeeda Galmudug iyo xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaalya James Swan oo kasoo jeeda dalka Mareykanka ayaa farriin uu ku soo beegay maalinta nabadda adduunka…
Nin Jilaa ah oo Ganacsade ah, kuna nool dalka Spain ayaa dalka Masar ka abuuray kacdoon cusub oo xukunta looga…
Wasiirku ku xigeenka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey sababaha uu xilka isaga casilay, kadib…
Wasiir Kuxigeen ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay…
C/raxman C/shakuur oo soo Bandhigay Xog ku saabsan Dayactirka xarumo waaweyn oo Alshabaab joojisay..
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeya xisbiyada KMG ah ee dalka ka jira ayaa soo bandhigay xog cusub…
Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo degaan oo hubeysan (Macawisley) ay ka dhalatay Gobolka Bakool, iyadoo dagaal…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lagu dilay Bar Koontarool oo ciidamo uu ka tirsanaa ku lahaayeen Xaafadda Cali Kamiin…
Alshabaab oo ah koox diimeed oo qaraxayo lagu hoobtay iyo dagaallo culus ka geysta Koonfurta Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay booqday askarta dhawaaca ah ee cidiamada xoogga dalka oo ku jira…
Laba shirkadoo oo Ceysmis ah ayaa heshiis ku kala saxiixday dalka Turkiga, wuxuuna heshiiska dhex maray shirkadaha Ceymiska Islaamiga Soomaaliya…
Amiirka guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Axmed Cumar (Abuu Cubeyda) oo aan inta badan la maqlin ayaa soo saaray farriin…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa kordhisay mudadda hakadka la geliyey qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga oo 3 malmood oo hor…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirkii caadiag ahaa Golaha wasiirrada oo looga hadlay dhaqaalaha iyo…
