Browsing: Somali
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ku saabsan Doorashada Dowlad Goboleedka Jubaland.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana mida xisbiga UPD uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Iyadoo maanta magaalada Kismaayo ay ka dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa waxaa iyadoo aan…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu doortay Guddoomiyaha cusub baarlaamanka Jubbaland kadib doorasho ka socoto Magaalada Kismaayo oo ay qabanqaabiyeen…
Su’aalo laga keenay Qaabkii loo dilay 4 Qof oo shalay Booliska ku toogteen Suuqa Bakaaraha [Akhriso]
Su’aalo badan ayaa ka dhashay afar qof oo shalay ay Ciidamada Booliska ku dileen Suuqa Bakaaraha markii ay ku eedeeyeen…
Wararka lag helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Alsahbaab ay weerar culus saaka ku qaadeen degaanka Deynuunaay ee duleedka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay caasimadda, kaasoo geystay qasaare.
Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa Goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu kordhiyey waqtiga Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo fursad…
Haweeneyda asalkeeda kasoo jeeda Falastiin ee ka mida Koongareeska Mareykanka Rashida Tlaib ayaa ku gacan seyray ogolaasho dal ku gal…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in shirkii dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug ee lagu waday…
waxaa magaalada Kismaayo maanta gaaray C/kariin Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka mida Saraakiishaabhada ONLF oo dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay…
Taliska Ciidanka Booliska ayaa shaaciyey in Muqdisho lagu toogtay dabley isugu jirtay 3 rag iyo haweeney oo doonayey inay khaarijin…
Hal sano ka hor maanta oo kale Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sameeyay isbedel weyn oo saameeyay Hay’adaha Amniga, talisyada…
Waxaa la diyaariyey xarunta uu ka dhacayo shirk dib u heshiisiinta beelaha Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb, iyadoo Guddiga qabanqaabada shirka…
Duqa magaalada London Sidiiq Khan ayaa ka qeyb galay xaflad baroordiiq ah oo magaalada London loogu sameeyay Guddoomiyihii hore ee…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wada qorshe ku saabsan in baaris lagu sameeyo Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda iyo sidii loo tayeyn…
Qoraal ka soo baxay xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland…
Maxaa kasoo baxay shirkii Golaha wasiirada? [Heshiis dhex maray Somalia & Turkiga oo lagu ansixiyey]
Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay shir toddobaadkii uu golaha yeesho maalinta khamiista ayaa ansixiyay heshiis…
Iyadoo ay magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James…
Dowladda Israel ayaa soo saaray war ay ku sheegtay inaysan dalkeeda imaan karin laba ka mida haweenka ka tirsan Koongareeska…
